
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News2 Jul 2026
Hargeysa (HCTV) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KAAH Maxamuud Xaashi oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa u jawaabay Madaxweynaha Somaliland kana Hadlay waxa ay xisbigooda ka qabaan safaarada Somaliland ka furatay Magaalada Qudus.
Breaking News30 Jun 2026
Hargeysa (HCTV) Nuxurka khudbadii uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro uu ka jeediyay Shirka 5-aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI
Breaking News30 Jun 2026
Hargeysa (HCTV) Daawo Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Kaah Cabdale Faatax Oo ka hadlay shirka Golaha dhexe ee Xisbiga Talada haya ee Wadani waxaanu Madaxwayne Cirro Ka Hor Cadeeyay Mawqifka Uu Xisbigoodu Ka Taaganyahay Safaarada Somaliland ee Qudus.
Breaking News30 Jun 2026
Hargeysa (HCTV) Daawo Nuxurka khudbadii uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro uu ka jeediyay Shirka 5-aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI
Breaking News29 Jun 2026
Hargeysa (HCTV) Daawo Xoghayaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Kaah Cabdikhaaliq Cabdilaahi Maxamed Awal Bari oo shir saxaafadeed kula hadlayay warbaahinta xafiiska XIsbiga Kaah ee Hargeysa ayaa Madaxweyne Cirro ugu baaqay inuu soo bandhigo heshiisyada Israel iyo Somaliland sidoo kale waxa uu dhaliilay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Khadar Xuseen Cabdi
Somali News15 Jun 2026
Hargeysa, Somaliland (HCTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo ku guda jira booqashadiisii rasmiga ahayd ee dalka Israa’iil, ayaa maanta kulan taariikhi ah oo heer sare ah la yeeshay Raysal Wasaaraha Dawladda Israa’iil, Mudane Benjamin Netanyahu, kulan kaas oo astaan u noqday bilowga wejigii ugu muhiimsanaa ee xidhiidhka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga istaraatiijiga […]
English News11 Feb 2026
Hargeysa, Somaliland (HCTV) An exclusive interview hosted by Horn Cable TV reporter Abdikarim Saed Salah interviewed Tom Wagner, the Chairman of the Israel-Somaliland Friendship Association, who discussed the relationship between the activities of the organization and its members.
Somali News18 Aug 2024
Caynaba (hctv.tv)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey shacabka reer Caynaba, waxana uu uga mahadnaqay sida sharafta iyo karaamada leh ee usoo dhaweeyeen, waxana uu si cad u sheegay inay qabashada doorashadu diyaar ka tahay, difaaca qarankuna tahay muhiimadda koowaad ee xukuumadda uu hoggaamiyo.
Breaking News18 Aug 2024
Oog (hctv.tv)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidanka qaranka Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga gobollada Bariga dalka, ayaa maanta boogasho ku tegay taliska ciidanka qaranka ee deegaanka Oog ee gobolka Sool.
Video16 Nov 2022
Breaking News16 Nov 2022