
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News25 Sept 2026
Hargeisa (HCTV) Daawo “Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini oo ssi gaar ah ugu waramayay Telefishanka Horn Cable TV ayaa Madaxweynaha Somaliland usoo jeediyey inuu bulshada la wadaago wixii kasoo baxay socdaalka uu ku joogo Maraykanka.
English News25 Sept 2026
Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi “Irro” delivered a historic address in New York at the Council on Foreign Relations (CFR), one of the United States’ most influential institutions for the study and analysis of foreign policy. At the CFR, President Irro presented Somaliland’s perspective directly, emphasizing that for the past 35 years, Somaliland has been […]
Somali News25 Sept 2026
Newyork (HCTV) 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐉𝐒𝐋, 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐨 𝐤𝐚 𝐭𝐢𝐫𝐬𝐚𝐧 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚 Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, xubno ka tirsan Xukuumadda Somaliland, iyo shacabka Jamhuuriyadda Somaliland ee ku dhaqan Waqooyiga Ameerika ayaa maanta isu-soo-bax ballaadhan oo taariikhi ah ku qabtay afaafka […]
English News24 Sept 2026
New York (HCTV) Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, addresses the General Debate of the 81st Session of the General Assembly of the United Nation
Breaking News17 Sept 2026
Hargeysa (HCTV) Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska, Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur ayaa akhriyey qodobada War murtiyeedka kasoo baxay Shirweynaha Labaad ee Ganacsatada Yaryar, Kuwa Dhexe iyo Iskaashatooyinka ayaa waxa ka soo baxay qodobbadan
Breaking News11 Sept 2026
Hargeysa (HCTV) “Madaxweyne Markii dastuurka halganka loo galay Finland ayaad joogtay iyo Europe” waxa hadalka shir saxaafadeed ka sheegay hoggaamiyaha xisbiga KAAH mudane Cabdikariim Maxamed Xaaji Cali oo Magaalada Hargeysa kula hadlay Warbaahinta madaxa banaan waxaanu si adag u dhaliilay hab dahqanka xukuumada madaxweyne Cirro.
Somali News9 Jul 2026
Hargeysa (HCTV) Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu bulshada u caddaynayaa in si degdeg ah looga falceliyey muuqaal lagu baahiyey baraha bulshada, kaas oo muujinaya fal ay ku kaceen qaar kamid ah askarta Ciidanka Boolisku.
Breaking News8 Jul 2026
Hargeysa (HCTV) Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee ugu weyn Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa Talaadadii ku soo laabtay Hargeysa ka dib safar uu ku tagay dibadda, isagoo soo dhaweyn ballaaran ka helay mas’uuliyiinta sare ee xisbiga, sharci-dejiyeyaasha, xubnaha guddiga fulinta ee xisbiga, wakiillada golaha dhexe, siyaasiyiin iyo boqolaal taageerayaal ah oo ku sugan garoonka diyaaradaha ee […]
Sports5 Jul 2026
Hargeysa, Somaliland (HCTV) Labada ciyaaryahan ee Ronaldo iyo Messi oo Caadi iskugu Badheedhay Koobka Aduunka maadaama ay ciyaarayaan Koobkii aduunka ee xirfadooda ugu dambeysay sida la saadaalinayo. Horn Cable TV Hargeisa Somaliland
Sports4 Jul 2026
Hargeysa, Somaliland (HCTV) Warbixin Wareega 32ka kooxood Ciyaaraha Kubada Cagta ee Koobka Aduunka 2026 ayaa ka soconaya wadamada Maraykanka, Canada iyo Maxico waxaana la gaadhay wareega 16 kooxood. Horn Cable TV Hargeisa Somaliland
Somali News2 Jul 2026
Hargeysa (HCTV) Gudoomiyaha XIsbiga talada haya ee Wadani Xirsi Cali Xasan ayaa u jawaabay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Kaah oo dhaliilay go’aanka Somaliland ay kaga furatay Safaarada Somaliland ee Israel Magaalada Qudus.
Breaking News2 Jul 2026
Hargeysa (HCTV) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KAAH Maxamuud Xaashi oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa u jawaabay Madaxweynaha Somaliland kana Hadlay waxa ay xisbigooda ka qabaan safaarada Somaliland ka furatay Magaalada Qudus.