
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News17 Sept 2026
Hargeysa (HCTV) Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska, Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur ayaa akhriyey qodobada War murtiyeedka kasoo baxay Shirweynaha Labaad ee Ganacsatada Yaryar, Kuwa Dhexe iyo Iskaashatooyinka ayaa waxa ka soo baxay qodobbadan
Breaking News11 Sept 2026
Hargeysa (HCTV) “Madaxweyne Markii dastuurka halganka loo galay Finland ayaad joogtay iyo Europe” waxa hadalka shir saxaafadeed ka sheegay hoggaamiyaha xisbiga KAAH mudane Cabdikariim Maxamed Xaaji Cali oo Magaalada Hargeysa kula hadlay Warbaahinta madaxa banaan waxaanu si adag u dhaliilay hab dahqanka xukuumada madaxweyne Cirro.
Breaking News8 Jul 2026
Hargeysa (HCTV) Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee ugu weyn Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa Talaadadii ku soo laabtay Hargeysa ka dib safar uu ku tagay dibadda, isagoo soo dhaweyn ballaaran ka helay mas’uuliyiinta sare ee xisbiga, sharci-dejiyeyaasha, xubnaha guddiga fulinta ee xisbiga, wakiillada golaha dhexe, siyaasiyiin iyo boqolaal taageerayaal ah oo ku sugan garoonka diyaaradaha ee […]
Breaking News5 Jul 2026
Hargeysa, Somaliland (HCTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Komishanka Doorashooyinka Qaranka (KDQ), kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta hirgelinta diiwaangelinta casriga ah ee codbixiyeyaasha. Komishanku waxa ay Madaxweynaha u soo bandhigeen qorshe-hawleed, hab-raacyo farsamo iyo jadwal lagu hirgelinayo diiwaangelinta cusub ee codbixiyeyaasha, taas oo laga […]
Breaking News2 Jul 2026
Hargeysa (HCTV) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KAAH Maxamuud Xaashi oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa u jawaabay Madaxweynaha Somaliland kana Hadlay waxa ay xisbigooda ka qabaan safaarada Somaliland ka furatay Magaalada Qudus.
Breaking News1 Jul 2026
Hargeysa, Somaliland (HCTV) Fadhigii 66-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo uu wehelinayey Madaxweyne ku-xigeenka JSL Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada JSL. Qodobbada lagaga wada hadlay Fadhiga 66-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland waxa ka mid ahaa: […]
Breaking News30 Jun 2026
Hargeysa (HCTV) Nuxurka khudbadii uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro uu ka jeediyay Shirka 5-aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI
Breaking News30 Jun 2026
Hargeysa (HCTV) Daawo Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Kaah Cabdale Faatax Oo ka hadlay shirka Golaha dhexe ee Xisbiga Talada haya ee Wadani waxaanu Madaxwayne Cirro Ka Hor Cadeeyay Mawqifka Uu Xisbigoodu Ka Taaganyahay Safaarada Somaliland ee Qudus.
Breaking News30 Jun 2026
Hargeysa (HCTV) Daawo Nuxurka khudbadii uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro uu ka jeediyay Shirka 5-aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI
Breaking News29 Jun 2026
Hargeysa (HCTV) Daawo Xoghayaha Arimaha Dibada ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Kaah Barkhad Maxamed Kaariye oo shir saxaafadeed kula hadlayay warbaahinta xafiiska XIsbiga Kaah ee Hargeysa ayaa sheegay in Xisbigoodu uu kasoo horjeedo safaarada Somaliland ay ka furatay Magaalada Qudus waxaanu ku tilmaamay talaabo Dastuur jabina ah.
Breaking News29 Jun 2026
Hargeysa (HCTV) Daawo Xoghayaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Kaah Cabdikhaaliq Cabdilaahi Maxamed Awal Bari oo shir saxaafadeed kula hadlayay warbaahinta xafiiska XIsbiga Kaah ee Hargeysa ayaa Madaxweyne Cirro ugu baaqay inuu soo bandhigo heshiisyada Israel iyo Somaliland sidoo kale waxa uu dhaliilay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Khadar Xuseen Cabdi
Breaking News26 Jun 2026
Hargeysa, Somaliland (HCTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa caawa ka qayb-galay munaasabadda Qaran ee lagu xusay 66-guurada maalintii taariikhiga ahayd ee 26-ka Juun 1960, taas oo lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada. Munaasabadda waxa ka soo qayb-galay madaxda sare ee Qaranka, xisbiyada siyaasadda, madax-dhaqameed, diblomaasiyiin ka socday dalalka saaxiibka la ah Somaliland iyo […]