
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News25 Sept 2026
Hargeisa (HCTV) Daawo “Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini oo ssi gaar ah ugu waramayay Telefishanka Horn Cable TV ayaa Madaxweynaha Somaliland usoo jeediyey inuu bulshada la wadaago wixii kasoo baxay socdaalka uu ku joogo Maraykanka.
Somali News25 Sept 2026
Newyork (HCTV) 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐉𝐒𝐋, 𝐱𝐮𝐛𝐧𝐨 𝐤𝐚 𝐭𝐢𝐫𝐬𝐚𝐧 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚 Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, xubno ka tirsan Xukuumadda Somaliland, iyo shacabka Jamhuuriyadda Somaliland ee ku dhaqan Waqooyiga Ameerika ayaa maanta isu-soo-bax ballaadhan oo taariikhi ah ku qabtay afaafka […]
Breaking News17 Sept 2026
Hargeysa (HCTV) Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska, Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur ayaa akhriyey qodobada War murtiyeedka kasoo baxay Shirweynaha Labaad ee Ganacsatada Yaryar, Kuwa Dhexe iyo Iskaashatooyinka ayaa waxa ka soo baxay qodobbadan
Breaking News11 Sept 2026
Hargeysa (HCTV) “Madaxweyne Markii dastuurka halganka loo galay Finland ayaad joogtay iyo Europe” waxa hadalka shir saxaafadeed ka sheegay hoggaamiyaha xisbiga KAAH mudane Cabdikariim Maxamed Xaaji Cali oo Magaalada Hargeysa kula hadlay Warbaahinta madaxa banaan waxaanu si adag u dhaliilay hab dahqanka xukuumada madaxweyne Cirro.
Somali News9 Jul 2026
Hargeysa (HCTV) Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu bulshada u caddaynayaa in si degdeg ah looga falceliyey muuqaal lagu baahiyey baraha bulshada, kaas oo muujinaya fal ay ku kaceen qaar kamid ah askarta Ciidanka Boolisku.
Breaking News5 Jul 2026
Hargeysa, Somaliland (HCTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Komishanka Doorashooyinka Qaranka (KDQ), kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta hirgelinta diiwaangelinta casriga ah ee codbixiyeyaasha. Komishanku waxa ay Madaxweynaha u soo bandhigeen qorshe-hawleed, hab-raacyo farsamo iyo jadwal lagu hirgelinayo diiwaangelinta cusub ee codbixiyeyaasha, taas oo laga […]
Somali News4 Jul 2026
Mogadishu, Somalia (HCTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Marwo Naadiya Maxamed (Nadia Mohamed), oo ah Duqa Magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota, dalka Mareykanka, taas oo booqasho ku timid Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku bogaadiyey Duqa Magaalada guulaha ay ka gaadhay hoggaaminta iyo ka qaybgalka […]
Somali News2 Jul 2026
Hargeysa (HCTV) Gudoomiyaha XIsbiga talada haya ee Wadani Xirsi Cali Xasan ayaa u jawaabay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Kaah oo dhaliilay go’aanka Somaliland ay kaga furatay Safaarada Somaliland ee Israel Magaalada Qudus.
Breaking News2 Jul 2026
Hargeysa (HCTV) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee KAAH Maxamuud Xaashi oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa u jawaabay Madaxweynaha Somaliland kana Hadlay waxa ay xisbigooda ka qabaan safaarada Somaliland ka furatay Magaalada Qudus.
Somali News1 Jul 2026
Mogadishu, Somalia (HCTV) Muqdisho, 1-da Luulyo 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda weyn ee xuska 66-guurada ka soo wareegatay maalintii taariikhiga ahayd ee 1-da Luulyo, oo ku beegan xorriyaddii Gobollada Koonfureed iyo midowgii labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur, taas oo saldhig u noqotay dhalashada Jamhuuriyadda Soomaaliya. Madaxweynaha […]
Somali News1 Jul 2026
Hargeysa, Somaliland (HCTV) Wasiirka Wasaaradda horumarinta Maaliyadda iyo dhaqaalaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdilaahi Xasan Aadan ayaa faahfaahin ka bixiyey waqtiga dhaqangelinta 𝐂𝐚𝐬𝐡𝐮𝐮rt𝐚 𝐈𝐢𝐛𝐤𝐚 (𝐆𝐒𝐓), Horn Cable TV Hargeisa Somaliland
Breaking News1 Jul 2026
Hargeysa, Somaliland (HCTV) Fadhigii 66-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo uu wehelinayey Madaxweyne ku-xigeenka JSL Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada JSL. Qodobbada lagaga wada hadlay Fadhiga 66-aad ee Shirka Golaha Wasiirrada Jammhuuriyadda Somaliland waxa ka mid ahaa: […]