Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Putland Oo Xukuntay Rag Lagu Eedeyey Alshabab
26 Sept 2018

Maxakamada ciidamada qalabka sida ee putland ayaa maant u fadhiistay dacwada xubno ku eedaysan ka mid ahaanshaha xubnaha alshabab iyo daacish,
gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida ee putland ee gobolada barri sanaag,haylan iyo gardafuu gashaanle sare cawil axmed faarax ayaa warbaahinta u akhriyey xukunka,



