Daawo “Madaxweyne Markii dastuurka halganka loo galay Finland ayaad joogtay iyo Europe” Xisbiga Kaah
11 Sept 2026

Hargeysa (HCTV) “Madaxweyne Markii dastuurka halganka loo galay Finland ayaad joogtay iyo Europe” waxa hadalka shir saxaafadeed ka sheegay hoggaamiyaha xisbiga KAAH mudane Cabdikariim Maxamed Xaaji Cali oo Magaalada Hargeysa kula hadlay Warbaahinta madaxa banaan waxaanu si adag u dhaliilay hab dahqanka xukuumada madaxweyne Cirro.



