MUQDISHO : Xidhibaankii Ugu Da’ada Waynaa Golaha Shacabka oo La Dilay.
23 Feb 2019
Xildhibaankii Ugu Da’da Waynaa Golaha Shacabka Baarlamanka Soomaaliya Cismaan Cilmi Boqore ayaa galabta muqdisho lagu dilay.
Koox hubaysan ayaa xildhibaanka toogasho ku dilay maqribkii caawa .




