Sanaag: Maamulka Gobolka Oo Ka Hadlay Dagaal Shan Qof Ku Dhinteen
19 Sept 2019

Ceerigaabo (HCTV) – Badhasaabka Gobolka Sanaag, Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro) ayaa Maanta ka hadlay Dagaal u dhexeeya laba beelood oo Shalay ka dhacay deegaanka Masle oo hoos taga degmada Ceel Af-weyn.
Dagaalkan oo sababay dhimashada shan Ruux iyo dhaawaca 9 kale, ayuu Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ka soo saaray baaq nabadeed, isagoo dhanka kalena digniin u diray Cid kasta oo ka mid ah labada Beelood oo Tallaabo dambe qaadda.
Warkaasi oo Faahfaahsan halkan Hoose ka Daawo
Horn Cable Tv
Waaxda ONLINE-ka



