Somaliland: Qurbe-Joog La Eedeeyay Oo Laga Dacwaynayo Dalalka Ay Iska Dhiibeen
25 Sept 2019

Hargeysa (HCTV) – Urur Magaciisu yahay ‘Ururka Midnimada Jamhuuriyadda Somaliland’ ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray digniin ugu diray Qurbe-joog uu ku eedeeyay inay dhibaato ka wadaan gudaha Somaliland.
Ururka Midnimadu wuxuu Qoraalkiisa ku sheegay inuu Qurbe-joogta Somaliland ee dhibaatada ka wada Dalka gudihiisa inuu ka dacwaynayo Dalalka ay iska dhiibeen ee ay xilligan ku nool yihiin.

Horn Cable Tv
Waaxda ONLINE-ka



