Xoghayaha Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Waxyaabihii Jeelka Uu Ku Soo Arkay
28 Nov 2019

Hargeysa, (HCTV) – Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyey Waxyaabihii uu jeelkii lagu xidhay uu ku soo arkay iyo waxyaabihii keenay xadhigiisa.



