Wasiir Eedeeyay Shirkad Shidaal Oo Raalli-gelin Bixiyey
26 Feb 2020

Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland ayaa raali gelin siiyay shirkadda Hass ee shidaalka oo uu maalinti shalay ku eedeeyay in ay maalgeliso Jabhadda SSC ee Buuhoodle.
Shirkadda ayaa shalay sheegtay in ay Maxkamad la tiigsanayso wasiirka.
Markuu raali gelinta bixinayay waxa dhinac fadhiyay guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland.
La soco Warkan oo dhamaystiran
Horn Cable Tv
Waaxda ONLINE-ka



