Somaliland: Fasaxa Shaqaalaha Dawladda Oo Ku Beegmay Jimcaha Berri.
25 Jun 2020

Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa shaaciyey inay Maalinta Jimcaha ee Berri ay ku beegan tahay Fasaxa Shaqaalaha Dawladda Somaliland.

Horn Cable Tv
Waaxda ONLINE-ka



