SAAXIL: Dab ka Kacay Dhul Daaqsimeed Ku Yaalla Degmada Laaso-dacawo
2 Jul 2020

Laasa-Dacawo (HCTV) – Dab Xooggan ayaa ka kacay dhul Daaqsimeedka ku teedsan Buurta Garba-diir ee duleedka Degmada Laasa-dacawo ee Gobolka Saaxil.
Dhul-daaqsimeedka Buurta Garba-diir oo Saacado badan gubanaysay ayaa wuxuu dabku gaadhay dhul gaadhaya tobannaan KM.
Horn Cable Tv
Waaxda ONLINE-KA



