Xog-hayaha Caddaaladda WADDANI Oo Ka Deyriyey Xukunada Maxkamadaha Ka Soo Baxa
6 Dec 2020

Hargeysa, (HCTV) – Xog-Hayaha Caddaaladda Xisbiga WADDANI Yoonis Axmed Yoonis ayaa ka dayiriyey xukunada Maxkamadaha dalka kaa soo baxa, sida uu Yoonis ku sheegay mar uu maanta HCTV u waramay.



