Hoggaamiyeyaasha Mucaaridka Somalia Oo Sheegay In Aanay Farmaajo U Aqoosanayn Madaxweyne
8 Feb 2021

Muqdisho, (HCTV) – Midowga Musharixiinta Madaxweyne ee Sommalia ayaa sheegay in aanay Farmaajo u aqoonsanayn madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya.
Muddo xileedka madaxweynaha ayaa dhamaaday iyadoo dalka Somalia u diyaarsaneyn hannaan doorasho dhinaca kalana ay jirto hubanti la’aan siyaasadeed iyo cabsi laga qabo firaaq dowladdeed oo dhinaca ah.



