Daawo “Maanta Dadka Somaliyeed Waxay Qirayaan Faa’iidadii Uu Federaalku Keenay” Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Dani
20 Dec 2021
Baydhabo (hctv.tv) “Maanta Dadka Somaliyeed Waxay Qirayaan Faa’iidadii Uu Federaalku Keenay” Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Dani oo ka hadlayay Xuska 3 jirka Dawlada koonfurgalbeed ee Cabdicasiis Lafta gareen oo madax badani ku kulantay



