“Cisbitaalka markii aanu qalabeyn ee adeegyadiisa u dhamaystirnay waxa jirta cid ay arintaasi dhibaya kuwaasana….” Wasiir Xasan gaafaadhi
4 Aug 2024

Burco (hctv.tv) Daawo: Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Xasan Maxamed Cali gaafaadhi iyo wefti uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada Burco waxaanu kormeeray Cusbitaalka weyn ee Magaalada Burco.



