“Bulsho badan oo reer Hargeysa ayaa Markii ugu horaysay heli doonta Biyaha Qasabada..”Mareeyaha Wakaalada biyaha Hargeysa Maxamed Cali Daarood
5 Aug 2024

Hargeysa (hctv.tv) Mareeyaha Wakaalada biyaha Hargeysa Maxamed Cali Daarood ayaa shaaciyey in ay maanta tijaabiyeen keydadka kala duwan ee Magaalada Hargeysa ay ka hirgalisay Wakaalada biyuhu kuwaasi oo biyaha lagu soo furay todobaadkan.
Abdikarim Saed Salah
Hargeysa Somaliland



