Daawo Siyaasi Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo iftiimiyey Xogo Badan oo la xidhiidha Somaliland iyo MOU-ga
20 Aug 2024

Garadag (hctv.tv)- Siyaasi Cabdilaahi Maxamed Ducaale ayaa safarka Madaxweyne Biixi iyo weftigiisa ku tilmaamay socdaal midnimo waxaanu xusay in tan iyo markii ay soo bilaabeen socdaalkan uu wadanka oo dhan ka da’ayay roob kaasi oo dhulka oo dhan biyo dhigay sidoo kale waxa uu iftiimiyey Xogo Badan oo la xidhiidha Somaliland iyo MOU-ga



