Daawo “Dad badan oo aan hore uga fikirin inay xisbiga Kulmiye soo galin in ay soo gali…” Wasiir Gaafaadhi
21 Aug 2024

Ceerigaabo (Hctv.tv) Wasiirka Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Somaliland Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi ayaa dadka reer Ceerigaabo uga mahadnaqay soo dhaweynta ay ku qaabileen weftiga Madaxweyne Biixi waxaanu sheegay in dada reer Somaliland gaar ahaan Gobolka Sanaag ay Taageersanyihiin Xisbiga Kulmiye.



