Daawo Madaxweynaha Muuse Biixi Oo Xadhiga Ka Jarey Wadooyin Dawladda Hoose Ka Hirgelisey Ceerigaabo
22 Aug 2024

Ceerigaabo (hctv.tv) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga gobolka Sanaag, ayaa maanta kormeer iyo xadhig-ka-jaris ku sameeyey mashaariic kala duwan oo xukuumaddu ka hirgelisay gudaha magaalada Ceerigaabo.



