Daawo Madaxda Soomaaliya ayaa ka Qeyb Galay Munaasabad lagu soo bandhigaye Wixii u qabsoomay XFS
25 Aug 2024

Muqdisho (hctv.tv) Daawo Madaxda Soomaaliya ayaa ka Qeyb Galay Munaasabad lagu soo bandhigaye Wixii u qabsoomay Xukuumada uu hogaaminayo Raysal Wasaare Xamse Cabdi Bari labadii sano ee ay talada Dalka hayeen.



