Daawo “Gabiley Gobolnimadeeda Waa Loo Codaynayaa ….. “Boqor Buurmadow
14 Sept 2024

Gabiley (Hctv.tv) Daawo “Gabiley Gobolnimadeeda Waa Loo Codaynayaa ….. “Boqor Buurmadow ayaa sidaasi ka sheegay Magaalada Gabiley oo siweyn loogu soo dhaweeyey Maanta oo uu safar ku tagay



