Daawo Masuuliyiinta ugu sareeya Somaliland oo isku khilaafay GOATKA kubada cagta aduunka Messi iyo Ronaldo
24 Jun 2026

Hargeysa, Somaliland (HCTV) Warbixinta Masuuliyiinta ugu sareeya Somaliland oo isku khilaafay GOATKA kubada cagta aduunka Messi iyo Ronaldo xili lagu jiro daawashada Ciyaaraha Kubada Cagta ee Koobka Aduunka 2026 oo ka soconaya wadamada Maraykanka, Canada iyo Mexico.
Horn Cable TV
Hargeisa Somaliland



