Daawo “Waan cadeeyey in aanu aqoonsigii isreal Parank ahayn”Madaxweyne Cirro
26 Jun 2026

Hargeysa, Somaliland (HCTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa caawa ka qayb-galay munaasabadda Qaran ee lagu xusay 66-guurada maalintii taariikhiga ahayd ee 26-ka Juun 1960, taas oo lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada.
Horn Cable TV
Hargeisa Somaliland



