Daawo Madaxweyne Cirro ayaa u jawaabay Mucaaridka ah ee Xisbiga Kaah iyo Madaxweynihii hore Muuse Biixi, difaacayna Safaarada Somaliland ee laga furay Qudus.
30 Jun 2026

Hargeysa (HCTV) Daawo Nuxurka khudbadii uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro uu ka jeediyay Shirka 5-aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI



