Daawo “Badheedh Maxamuudow Oo Aqoonsiga Kasoo Horjeeso,Sakaaro Laba Tun Oo la kala Qalo Malahee..”Gudoomiye Xirsi
2 Jul 2026

Hargeysa (HCTV) Gudoomiyaha XIsbiga talada haya ee Wadani Xirsi Cali Xasan ayaa u jawaabay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Kaah oo dhaliilay go’aanka Somaliland ay kaga furatay Safaarada Somaliland ee Israel Magaalada Qudus.



