Daawo Ciidan Booliska Jsl Si Degdeg Ah Uga Jawaabay Muuqaal BarahaBulshda Ku Faafay.
9 Jul 2026

Hargeysa (HCTV) Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu bulshada u caddaynayaa in si degdeg ah looga falceliyey muuqaal lagu baahiyey baraha bulshada, kaas oo muujinaya fal ay ku kaceen qaar kamid ah askarta Ciidanka Boolisku.



