
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Barnaamijyo5 Sept 2018
5 Sept 2018
Barnaamijyo28 Aug 2018
Barnaamijyo22 Aug 2018
Barnaamijyo22 Aug 2018
Barnaamijyo19 Aug 2018
Barnaamijyo13 Aug 2018
Sports29 Jul 2018
Goolhayihii xulka qaranka kubadda cagta ee Soomaaliya iyo naadiga Elman, Axmed Cabdullaahi Macallin, ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Isparta ee dalka Turkiga. Sida uu BBC u sheegay Sh. Maxamed Maxamuud oo ah guddoomiyaha jaaliyadda Soomaalida ee Turkiga, cayaartoyga ayaa dalkaas u joogay muddo sannad ah daryeel caafimaad. “Sababta uu u aaday magaalada Isparta […]
Sports29 Jul 2018
Cahid Tamiimi oo ah gabar yar oo reer Falastiin ayaa xabsiga laga sii daayay kaddib markii 8 bilood ay ku xirnayd halkaasi, waxaana la xiray kaddib markii dharbaaxo iyo laad ay ku dhufatay askari Israa’iil agagaarka dhulka lahaysto ee Daanta galbeed. Cahid Tamimi ayaa sannadkii hore kasoo muuqatay muuqaal ay kula doodaysa askari Israa’iili ah […]
Sports29 Jul 2018
Iyadoo wafdiga Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ay ku sugan yihiin Magaalada Asmara ee dalka Eritrea, ayaa Wasiirka Warfaafinta Somaliya Daahir Maxamuud Geelle, wuxuu ka hadlay doorka Eritrea ay ka qaadan karto isu soo dhawaanshaha Somaliya iyo Imaaraadka Carabta. Daahir Geelle oo la hadlay Idaacada VOA, ayaa wuxuu sheegay marka laga hadlaayo xiriirka Eritrea iyo […]