
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News10 Mar 2021
Nairobi, (HCTV) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa goor dhaw ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Warkan oo goor dhaw soo baxay ayaa sheegaya in Cali Mahdi uu maamihii ugu danbeyayba ku xanuusanayay Nairobi, halkaa oo uu u taggay arrimo caafimaad, laakiin lama sheegin xanuunka uu u geeriyooday. Alle ha u […]
Breaking News6 Mar 2021
Ankara, (HCTV) – Wasaarradda Arrimaha dibadda dalka Turkiga ayaa si adag u cambaaraysay Qaraxii xalay fiidkii ka dhacay makhaayad ku taala magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia. Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arimaha dibada Turkiga ayaa lagu sheegay in ay si adag u cambaaraynayaan qaraxa ka dhacay makhaayada Luul Yemeni restaurant, oo ay ku dhinteen dad […]
Breaking News5 Mar 2021
Muqdisho, (HCTV) – Midowga Musharixiinta ayaa soo bandhigay ilaa 4 qoddob oo sabab u ahaa fashilka ku dhacay shirkii xalay Ra’iisal Wasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta ay ku yeesheen Hotel Decale ee magaalada Muqdisho. Musharixiinta ayaa hor dhigay Ra’iisal Wasaaraha ilaa afar qoddob oo waaweyn kuwaa oo sababay in markii danbe shirku burburo, iyaga oo […]
Breaking News5 Mar 2021
Boosaaso, (HCTV) – Ururka Al-shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday xabsiga dhexe ee magaalada Boosaaso. Weerarka ayaa ku bilowday qaraxyo lala beegsaday albaabka laga galo xabsiga, waxaana intaasi ka dib dagaal toos ah uu dhexmaray ciidanka ilaalada xabsiga iyo sidoo kale kooxdii weerarka soo qaaday. Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Bari G/sare Xuseen Cali Maxamuud, oo […]
Breaking News25 Feb 2021
Muqdisho, (HCTV) – Kulan ay yeesheen Raysal Wasaaraha Somalia Maxammed Xuseen Rooble iyo midawga Musharixiinta Somalia ayaa laga soo saaray qodobo ay ku heshiiyeen labada dhinac. Waxaana kulanka lagaga hadlay arimo xasaasi ah oo dhacay todobaadkan, waaxanay labada dhinac ku heshiiyeen in guddi loo saaro wixii ka dhacay dibadbixii Jimcihii hore mucaaridku dhigeen oo xukuumada […]
Breaking News22 Feb 2021
Breaking News20 Feb 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka ka qayb-galay Xuska Maalinta Dhallinyarada Somaliland ee (UFO) oo sannad walba laga xuso Dalka 20-Febraury-1982 Maalintii Dhagaxtuurka ay sameeyeen qaar ka mid ah dhalinyaradii Somaliland. Munaasibadda lagu xusayay oo lagu qabtay beerta xoriyadda ee Magaaladda Hargaysa oo ay goob joog ahaayeen […]
Breaking News19 Feb 2021
Muqdisho, (HCTV) – Ciidamada dowladda ayaa rasaas ku furay dibadbaxayaal ay horkacayeen Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka Xassan Cali Kheyre iyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame xili ay ku dhawaayeen Isgoyska KM4. Dadka dibadbaxa ku wehlinayay siyaasiyiintan ayaa markii ay rasaastu ku bilaabatay la arkayay iyaga oo kala firxanaya, kaddib markii ay ciidamada dowladda u adeegsadeen […]
16 Feb 2021
Ankara, (HCTV) – Dawladda Ethiopia ayaa sheegtay inay soo dhaweynayso dhexdhexaadinta dowladda Turkiga ay ka geysanayso colaadda dhawaan ka dhacday xadka ay la wadaagto Sudaan, sida uu sheegay afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya maanta oo Salaasa ah. Danjire Dina Mufti oo wareysi gaar ah siisay wakaaladda Anadolu Agency, ayaa hoosta ka xariiqday in khilaafka xadka […]
Breaking News16 Feb 2021
Hargeysa, (HCTV) – Guddoomiye ku xigeenka golaha wakiilada Somaliland, Axmed Yaasiin Sh. Cali Ayaanle, ayaa xisbiga mucaarad ka ah ee Wadani xaflad soo dhawayna, maanta ugu sameeyey magaalada Hargaysa, kadib markii uu shaaciyay in uu ku biiray xisbiga Wadani. Guddoomiye ku xigeenka golaha wakiilada, oo mudo dheer katirsanaa xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa kama […]
Breaking News12 Feb 2021
Muqdisho, (HCTV) – James Swan oo ah wakiilka xoghayaha guud ee Qarramada Midoobay ee Soomaaliya oo toddobadyadii ugu danbeeyay wadday dadaallo la xiriira sidii leysugu soo dhaweyn lahaa dhinacyada Soomaaliya ee isku mari la’ qabashada doorasho wadar ogol ah ayaa arintan kala hadlay Wasiirro Arrimo dibadeedka wadamada, Itoobiya, Kenya, Jabuuti iyo Uganda. Mr Swan ayaa […]
Breaking News6 Feb 2021
Dhuusamareeb, (HCTV) – Shirkii Wadatashiga Maamul Goboleedyada Iyo Dawladda Federaalka Somalia uga socday agaalada Dhuusamareeb ayaa gabi ahaanba burburay oo lagu kala taggay kadib markii ay isku afgaran waayeen dhinacyadaasi shirka yeeshay. ShirkaDhuusa-Mareeb ayaa saddexdii cisho ee la soo dhaafay lagaga wada hadlayay dhameynta khilaafka ka taaggan doorashada dalka oo aan wali heshiis lagu aheyn. […]