
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News13 Aug 2020
Muqdisho (HCTV) – Saddex Qarax ayaa Caawa ka dhacay Degmooyinka Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya. Weerarradan oo loo adeegsaday Bamka Gacanta laga tuuro ayaa ka dhacay degmooyinka Boondheer, Waaberi iyo Wada-jir ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaare. Wararka hor-dhaca ah ee ka soo baxaya Qaraxyadan loo adeegsaday Bamka Gacanta laga tuuro ayaa sheegaya […]
Breaking News13 Aug 2020
Hargeysa (HCTV) – Mubaarik Ibraahim Aar oo ka mid ah gar-yaqaannada Somaliland ayaa ka hadlay Tabashada reer Awdal ka qabaan Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiillada, waxaanu sheegay inay xaq u leeyihiin inay Cabashadooda muujiyaan. Mubaarik ibraahim Aar oo Maanta HCTV kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Cabashada reer Awdal ku qotonto qodobka 12-aad ee Xeerka […]
Breaking News13 Aug 2020
Muqdisho, (HCTV) – Danjiraha Maraykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa sheegay inuu ku baaqayo in la isku raaco wadahadallada soo socda ee ka dhacaya Dhuusamareb. Qoraal la soo dhigay twitter-ka oo laga soo diray safaaradda Maraykanka ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in qaabka doorashada ee la isku raacay ay tahay in lagu saleeyo wadatashi ballaadhan […]
Breaking News13 Aug 2020
Hargeysa (HCTV) – Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa Go’aamiyey in Maxkamadda Sare Loo Gudbiyo Go’aan-ka-gaadhista Doorashooyinka, maaddaama oo uu dalka ka taagan yahay Khilaaf ku saabsan in doorashada Wakiillada lagu galo bilaa Saami-qaybsi iyo in kale. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed laga soo saaray Shirkii Golaha Wasiirrada ee Khamiista Maanta, kaasi oo isagoo dhamaystiran u qornaa […]
Breaking News13 Aug 2020
Lubnaan (HCTV) – Baarlamaanka Dalka Lubnaan ayaa meel-mariyey ama ansixiyey Xaaladda deg-deg ah oo lagu soo rogay Dalkaasi, taasi oo ay Maamulayaan Ciidammadu, waxayna xaaladda deg-degga ahi ka dambaysay Qaraxa weyn oo ka dhacay Caasimadda Bayrtuud Salaasadii hore. Ansixinta Baarlamaanka ee Xaaladda Deg-degga ah ayaa awood Sharci siinaysa Ciidammada Maamulaya Xaaladda deg-degga ah. Golaha Wasiirrada […]
Breaking News12 Aug 2020
India (HCTV) – Ugu yaraan Saddex Qof baa ku dhintay Rabshado ka dhacay Koonfurta Magaalada Bengaluru ee dalka Hindiya. Rabshadaha Dadku ku dhinteen ayaa bilaabmay, ka dib markii Muslimiinta halkaa ku dhaqani ka cadhoodeen Qoraal wax lagaga sheegay Nebi Muxamed (CSW) oo lagu baahiyey Facebook. Dad gadoodsan ayaa gubay Baabuur, waxayna Weerareen Saldhigyo Boolis iyo […]
Breaking News12 Aug 2020
Washington, (HCTV) – Musharaxa xisbiga Dimuqraadiga ee u tartamaya doorashada Madaxtinimada ee dalka Maraykanka ayaa Joe Biden ayaa u xushay haweenayda Kamala Harris inay noqoto ku xigeenkiisa tartanka la oroda. Sen. Kamala Harris oo la soo doorto California, ee uu u doortay Joe Biden inuu u tartamto ku xigeenkiisa, ayaa noqon doonta haweeneydii ugu horeysay […]
Breaking News12 Aug 2020
Minnesota (HCTV) – lhanCumar, oo kasoo jeedda jaaliyadda Soomaalida ee dalka Mareykanka ayaa ku guuleysatay doorasho ay xibigeeda dhexdiisa ka gashay, taasoo loogu tartamayay matalaadda kursiga xildhibaannimada Aqalka Wakiillada ee degmo ka mid ah gobolka Minnesota. Waxay loollan adag kula jirtay siyaasiga lagu magacaabo Antone Melton-Meaux iyo saddex musharrax oo kale, kuwaasoo dhammaantood u hanqal […]
Breaking News23 Aug 2019
New Zealand, (HCTV) – Baarlamaanka dalak New Zealand ayaa lagu soo dhaweeyey marti cusub miiska gudoomiyaha Baarlamaanka ee laga daadihiyo doodaha golaha. Afhayeenka Baarlamaanka dalka New Zealand Trevor Mallard ayaa qabtay, quudiyeyna ilo yar oo bil jira oo uu dhalay xildhibaan Tāmati Coffey, isagoo afhayeenku daadihinayey dooda, isla markaana dhagaysanayey doodaha xildhibaanada golaha ku sugan. […]
Breaking News7 Aug 2019
Nairobi, (HCTV) – Zuleika Hassan oo ka tirsan Baarlamaanka dalka Kenya ayaa fadhigii baarlamaanka la soo gashay ilmo ay dhashay oo shan bilood jiray. Hase yeeshee Markii haweenaydaasi ay Baarlamaanka la soo gashay ilmahaasi oo ay tilmaantay inay sababtay xaaladd degdeg ah oo la soo gudboonaatay Haweenayda ayaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Kenya, Christopher Omulele uu amar […]
Breaking News7 Aug 2019
Mexico, (HCTV) – Milyaneer dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Ingiriiska oo baxsan ahaa muddo afar sano ah ayaa lagu xidhay dalka Mexico, kaas oo xukunka dilka xaaskiisa oo ka dhacday guri ay ku leeyihiin California ku wajihi doonta dalka Maraykanka. Peter Chadwick, oo da’diisu tahay 55 sano ayaa haysta dhalashada Maraykanka, ayaa laga soo […]
Breaking News7 Aug 2019
Dubai, (HCTV) – Taqiullah Khan oo u dhashay dalka Hindiya ayaa sheegay in markii ugu horaysay ee uu Xajka tagaa ay ahayd sanadkii 1994-kii. Ninkan oo degan Bengaluru ayay da’diisu tahay 62 jir, kaas oo sheegay inuu xajiyey 25 tan iyo wakhtigaasi. Waxaanu Mr Khan uu wakhti xaadirkan uu dib ugu noqday Makkah isagoo markii […]