
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
19 Feb 2019
Hogaamiyaha khaatumo,Dr.Cali Khaliif Galaydh ayaa Maanta Soo Gaadhay Magaalada Hargeisa. Dr cali, waxaa Madaarka kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali waraabe iyo Xubno kale. Dr cali khaliif ayaa ka gaabsaday inuu warbaahinta u sharaxo qorshaha soo laabashadiisa, balse Xogo uu helay HCTV ayaa tilmaamaya in Dr. Cali Khaliif, uu Hargeisa u yimi sidii […]
Breaking News19 Feb 2019
Breaking News19 Feb 2019
Breaking News19 Feb 2019
Breaking News19 Feb 2019
Breaking News14 Feb 2019
Breaking News13 Feb 2019
Breaking News13 Feb 2019
Somali News31 Jan 2019
Hargeysa, January 31, 2019 (HCTV.TV) Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa bilawday hawlgal aan hore noociisa looga qaban Somaliland muddadii ay jirtay, ka dib markii ay bilawday inay diiwaangeliso madarasadaha diiniga ah ee dalka ka jira, kuwaasi oo caruurta lagu baro qur’aanka iyo diinta iyo waliba jimciyadaha khayriga ah ee ka shaqeeya arrimaha ku tacaluqa […]
Somali News30 Jan 2019
Roma, January 30, 2019 (HCTV.TV) Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Ugu yaraan lix qof ay dunida ugu dhintaan safar midaamo ah maalin walba. Sida ay ku warantay BBC-du dadkani waxay dhintaan iyaga oo ku safraya doonyo isla markaana doonaya inay ka gudbaan badda u dhaxaysa Talyaaniga iyo dalka Libya. Dawladda Talyaaniga ayaa sheegtay in sannadkani […]
Breaking News30 Jan 2019
Hargeysa, January 30, 2019 (HCTV.TV) Inkasta oo ay khubaradda dunidu sheegtay in dhulku lumiyey in ka badan magnetic field 565 Malaayiin sannadood ka hor, haddana qayb ka mid ah magnadka la yidhaahdo geo-dynamic phenomenon ayuu kaysaday sida ay sheegtay daraasad cusub oo dhawaan la sameeyey (new study). Daraasadani oo lagu baahiyey wargeyska la yidhaahdo Nature Geoscience, […]
Somali News30 Jan 2019
Bankok January 30, 2019 (HCTV.TV) Qiiq sun ah ayaa albaabadda u laabtay in ka badan 400 oo goobood oo wax lagu barto oo ku yaala magaalada Bankok ee xarunta dalka Thailand. Sida ay ku warantay BBC-du suntani waxay ka dhalatay qiiqa uumi baxa ah ee ay soo daayaan warshaduhu, taasi oo keentay in qiiqaasi noqdo […]