
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News16 Aug 2018
Somali News16 Aug 2018
Somali News16 Aug 2018
Somali News16 Aug 2018
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ka degay goor dhaw magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo wafdiga uu horkacayo oo saakay ka anbabaxay magaalada Muqdisho ayaa lagu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Jabuuti. Socdaalka Madaxweyne Farmaajo ee Jabuuti ayaa salka ku haya xoojinta xiriirka labada dal, iyo arrinta xiisada diblomaasiyadeed […]
Somali News15 Aug 2018
Somali News15 Aug 2018
Somali News15 Aug 2018
Somali News15 Aug 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay dhaqaaleyahannada Soomaaliyeed ee xubnaha ka ah Guddiga Dhaqaalaha Qaranka ayaa kala hadlay qorsheyaasha guud ee lagu kobcinayo dhaqaalaha dalka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in guddigan ay hortaallo masuuliyad culus, lagana sugayo in aqoontooda iyo khibraddooda ay ugu faa’iideeyaan kor-u-qaadista iyo kobcinta dhaqaalaha dalka, […]
Somali News15 Aug 2018
Somali News15 Aug 2018
Somali News15 Aug 2018
Somali News15 Aug 2018