
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
25 Dec 2021
Muqdisho (Hctv.tv) Daawo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble Ayaa Kulan La Qaatay Xubno Matalaye Midowga Musharaxiinta
25 Dec 2021
Muqdisho (hctv.tv) Daawo Madaxwaynaha Soomaaliya oo ka qayb galay Dabaal dega Aasaaska Ciidanka Qaranka
Somali News25 Dec 2021
Hargeysa (hctv.tv) Madaxweynaha Somaliland ayaa ka tacsiyadeeyey qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta, iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Saalim Cubeyd Saalim TACSI MADAXWEYNE: 25/12/2021 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu […]
24 Dec 2021
Hargeysa (hctv.tv) Daawo: “Madaxwayne Wakhti Kooban Baa Kuu Hadhay, Cimri Tagay Ceeb Laguma Sagootiyo” XilL Cabdilaahi Yuusuf
Somali News24 Dec 2021
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Madaxwayne Biixi U jawaabay, sida uu ku sheegay qoraal uu soo dhigay bogiisa facebook waxaanu Yidhi qoraalkaasi:- Madaxweynuhu waxa uu ku tumanayaa sharcigii iyo dastuurkii ummaddu ku heshiisay, ee isaga laga doonayey inuu ilaaliyo oo uu dhawro. Hadalkiisii shalay iyo kii uu u soo dhiibay Wasiirkiisa Warfaafinta, […]
24 Dec 2021
Jigjiga (hctv.tv) Daawo: Bandhiga Qorshe-hagaha Magaalooyinka Iyo Maareynta Dhulka Deegaanada Soomalida Ayaa Lagu Qabtay Jig-jiga.
24 Dec 2021
Muqdisho (Hctv.tv) Daawo: Xukumada Soomaaliya Ayaa Shaacisay In Ay Jiraan Dad Doonaya In La Hakiyo Doorashooyinka Dalka
24 Dec 2021
Muqdisho (hctv.tv) Daawo: Faahfaahino Ayaa Ka Soo Baxaya Weerar Al-shabaab Ku Qaday Saldhig Ku Yaala Duleedka Kismaayo.
24 Dec 2021
Hargetsa (Hctv.tv) Daawo Madaxweynaha Somaliland Ayaa Kormeer Ku Tagay Xarunta Shaybaadhka Tayada Cuntada Iyo Dawooyinka Ee Berbera.
23 Dec 2021
Daawo: Boorama-madaxwayne Ku Xigeenka Oo Booqday Hawsha Master Planka Ee Gobolka Awdal
23 Dec 2021
Baarlamanka Hirshabelle Oo Fadhi Ka Yeeshay Akhrinta Miisaniyad Sanadeedka 2022 Ee Hirshabelle
23 Dec 2021
Daawo: Maayar Cidin Oo Ka Hadlay Furitaanka Horaalka Ciyaaraha Ee Berbera Ka Bilaabmay