
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
22 Jun 2019
Dubai (HCTV)Masuuliyiinta wakaaladda duulimaadka Rayidka ah ee dalka Imaaraadka, ayaa ugu baaqay dhammaan diyaaradaha ka diiwaangashan dalkooda inay badalaan khadadkii hore ee ay mari jireen intii aanay bilaabmin xiisadda colaadeed ee gobolka ku dhexmaraysa Iran iyo Maraykanka. Imaaraadka ayaa shirkadaha uga digay khatar kaga iman karta hadii ay dulmaraan hawada ay maamusho Iran. shirkadaha Fly […]
22 Jun 2019
Wasiiru dawlaha Xukuumadda UK u Qaabilsan bariga dhexe Dr Andrew Murrison, ayaa si maalinta beri la filayaa inuu u dhoofayo dalka Iran si uu masuuliyiinta wadankaasi ula Yeesho wadahadlo Muhiim ah oo lagu dejinayo Xiisadda dagaal ee u dhaxaysa Maraykanka iyo Dawladda Iran. sida uu daabacay Wargeyska the National ee dalka imaaraadka, Dr Andrew,ayaa qaadan […]
Breaking News22 Jun 2019
22 Jun 2019
Shirkadaha Shell iyo Exxon Mobil ayaa dowladda Soomaaliya la gaaray heshiis ay dib ugu soo laabanayaan dalka, muddo soddon sanno kaddib, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee SONNA. Wasiir ku-xugeenka Macdanta Iyo Batroolka Maxamud Abdikadir Hilaal ayaa u xaqiijiyay wakaaladda heshiiska shirkadaha shidaalka iyo dowladda Soomaaliya,waxaana munaasabad heshiiska lagu saxiixayo lagu qabtay magaalada […]
Breaking News22 Jun 2019
22 Jun 2019
Madaxwaynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray Wareegto ka kooban Xil ka Qaadis iyo Magacaabista Masuuliyiin cusub. Madaxwaynuhu wuu Xilka ka qaaday Laba Masuul oo kala ah :- Maxamuud Saleebaan Ciise (Mingiste), Wakiilkii Somaliland Qaabilsanaa Dalka Shiinaha. Maxamed Cabdikariim Cumar Ismaaciil(maarshaal) Wakiil Ku-xigeenkii Somaliland u fadhiyey dalka Itoobiya. Madaxawayne Biixi ayaa Magcaabay Masuuliyiin Cusub. […]
20 Jun 2019
Washington (HCTV) Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump oo hadlay diyaaradda Maraykanku leeyahay oo Iran ay maanta soo ridday waxaa uu yidhi ” Iran Khalad Wayn ayay Samaysay” isagoo hadalkaasi soo dhigay bartiisa Twitter-ka. ilaalada kacaanka Iran ayaa saaka shaaciyay inay soo rideen diyaarad nooca daroonka loo yaqaano ah oo soo gashay hawadooda. sarkaal u hadlay ciidanka Iran […]
20 Jun 2019
Cajalado gaboobay oo ah nooca loo yaqaano CD, oo ka mid ahaa Xaraashka alaab guri oo gabawday, ayaa laga iibiyay qof ka tirsan shirkadaha sawirada kaydiya. Mid ka mid ah cajaladahaasi waxaa ku jiray 2,400 oo sawir oo tayo leh oo muujinaya burburka daarihii ganacsiga ee la qarxiyay 9/11/2001-dii. sawirradan oo ah kuwo aan hore […]
20 Jun 2019
Thailand(HCTV) Wang Nan,oo ah haweenay 32 jir ayaa ka samato baxday kadib markii ay kasoo dhacday jar dheer oo joogiisu yahay 110 feet oo ku yaala goob dalxiis oo ka mid ah Magaalada Ubon Ratchathani ee wadanka Thailand. Wang leh uur 3 bilood ah ayaa iyada iyo ilmaha ay caloosha ku sidaaba ay geeri ka […]
19 Jun 2019
Hindiya (HCTV)Maxkamad ku taala dalka Hindiya ayaa wakhti kama dambays ah u qabatay sheekh caanka ah Dr.Zakir Naik, inuu Maxkamadda hor yimaaddo ugu dambayn 31 July . Maxkamadda ayaa sheegtay hadii Dr.Zakir iman waayo maxkamadda inay u jari doonto waaran lagu soo xidhayo oo aan Damaanad lahayn. sida uu daabacay wargayska Times of India, Sheekhani […]
19 Jun 2019
New York (HCTV) Warbixin ay soo saareen khubaro Qaramada Midoobay ka tirsan oo baadhitaan gaar ah ku sameeyay Dilka Wariyihii Sucuudiga u dhashay Jamaal Khashooqji, ayaa lagu sheegay in dhaxal Sugaha dalka sucuudigu uu ka dambeeya dilkiisa. “Waxaa jira cadaymo dhab ah oo muujinaya in dhaxal sugaha sucuudiga Maxamed Bin Salmaan iyo saraakiil sare oo kale […]
19 Jun 2019
Summaroy (HCTV)jasiirad xilliga xagaaga loo dalxiis tago oo ku Taalla waddanka Norway, oo lagu magcaabo Sammaroy, ayaa dadka halkaasi ku nooli waxay Doonayaan inay iska dhaafaan tirsiga wakhtiga Caalamiga ah. MAALIN DHEER. Magaaladan Jasiiradda ah oo ku taalla Cidhifka waqooyi ee dunida ayaa Sanad walba waxaa soo mara 69 Maalmood oo xidhiidh ah oo aanay […]