
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News15 Jun 2019
Gaalkacayo, (HCTV) – Qaar ka mid ah xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa shacabka ka tacsiyadeeyay dadkii lagu dilay Magaalada Gaalkacyo. Xildhibaanada ayaa Maamullka Galmudug ka dalbaday in sida ugu dhaqsiyaha badan ay cadaaladda u hor keenaan dadkii ka dambeeyay falkaasi dilka ah. Dhinaca kale shacabka iyo […]
Breaking News13 Jun 2019
13 Jun 2019
Hargeysa, (HCTV) – Komishanka Xuquuqda Aadamaha Somaliland ayaa sheegay inay kormeer ugu tageen Maxamed Sidiiq Dhame oo ah Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee xisbiga Waddani oo ku xidhan Xabsiga Hargeysa, Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ku xidhan Xarunta CID-da iyo Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo isna ku xidhan Saldhiga dhexe ee Hargeysa. Warbixinta Komishanka Xuquuqda Aadamaha […]
13 Jun 2019
Galway,Ireland (HCTV) Gabadh ayaa ku dhalatay gudaha Tareen ka dhaqaaqay magaalada Galway,ee wadanka Ireland, intii uu dhexda kusii jiray Tareenkani ku socday Caasimadda wadankaasi ee Dublin, hooyo uur lahayd oo rakaabka ka mid ahayd ayaa fooli ku qabatay, waxaana umushay gabadh yar iyadoo gargaar ka heshay dhakhtar iyo laba kalkaaliye oo tareenka saarnaa xiligaasi. inkasta […]
13 Jun 2019
laba markab oo ay kala leeyihiin Norway iyo japan oo ahaa nooca shidaalka qaada ayaa wali Si xooggan u gubanaya iyagoo taagan gacan badeedka u dhaw xeebaha wadanka Cumaan. Qaabkee loo Weeraray Maraakiibta ? warbixinaha soo baxay ayaa sheegaya in maraakiibtani lagu dhuftay gantaalaha laga tuuro bihaha hoostooda, sidaasi awgeed aanay ahayn hub hawada soo […]
13 Jun 2019
Nairobi,Kenya (HCTV)Faadumo Geedi, oo ah gabadh laga soo doortay ismaamulka wajeer ee waqooyi bari dalka Kenya ayaa xildhibaan kale oo soomaaliyeed uu ka dhiijiyay, kadib markii uu feedh daanka kaga dhuftay. xildhibaanka gabadha feedhay ayaa lagu magcaabaa Rashiid Qaasim,waxaana laga soo doortay isla maagaalada wajeer. Qof goob jooge ah ayaa u sheegay warbaahinta kenya, in […]
12 Jun 2019
Nottingham, UK (HCTV)Leonard-Valter Tudor, 20,u dhashay wadanka Romania ayaa xabsiga loo dhigay inuu fal xattooyo ah ka gaystay ganacsi ku yaala dalka ingiriiska isagoo maalin kali ah joogay dalka. 20 jirkan ayaa u dhashay dalka Romania, markii u horaysay ayuu maalin jimce ah soo cago-dhigtay dalka ingiriiska, saacadihii ugu horeeyay ayuu isku dayay inuu shaqo […]
12 Jun 2019
Sicily, (HCTV) – Haweenay Kabtan ka ahayd doon laga leeyahay dalka Jarmalka oo magaceeda la yidhaahdo Pia Klemp ayaa maxkamad lagu soo taagay dalka Talyaaniga kadib markii lagu eedeeyey inay badbaadisay muhaajiriin si sharci daro ah u doonayey inay soo galaan Talyaaniga. Kabtankan iyo shaqaalihii kale ee la socday doonta dalka Jarmalka ayaa lagu maxkamadeeyey […]
11 Jun 2019
Nairobi (HCTV) – Ciidamada ilaaliya Amniga Madaxtooyada wadanka Kenya ayay khasab ku noqontay inay toogtaa arday middi ku hubaysan oo doonayay inuu ka dhaco dayrka ku wareegsan aqalka looga arrimiyo kenya. 25 jirka la toogtay oo lagu magcaabo Kibet Bera,waxaa uu ku jiraa sanadkii shanaad, kulliyadda Injineerinimada Mashiinada ee jaamacadda Jomo Kenyatta, isagoo middi ku hubaysan […]
11 Jun 2019
Boqol sanadood ayaa laga joogaa markii uu dhammaaday dagaalkii koobaad ee dunidu, taariikh-yahannada ayaa hadda qiray doorkii ay Askarta Muslimiintu ay ku lahaayeen dagaalkii koobaad iyadoo difaacay ingiriiska oo maanta ku naaloonaya xoriyadda ay u dagaalameen askartaasi. ” askartii muslimiinta waa la iloobay” sidaas waxaa yidhi Hayyan Bhabha oo ka tirsan urur la yidhaa waayo-aragga […]
11 Jun 2019
Ciyaar yahanka Dhexda uga safta Kooxda Manchester United, Paul Pogba, ayaa ka sheekeeyay sababihii keenay inuu Rumeeyo Diinta Islaamka. bogba oo kasoo laabtay safarkiisii Cumarada ee tagay Xaramka Barakaysan ee Mekka, ayaa u sheegay warbaahinta The Times,inuu sameeyay daraasad uu wax kaga ogaanayo islaamka, daraasaddaasi ka dibna waxaa uu go’aansaday inuu la turkado koox dhalinyaro […]
10 Jun 2019
Qof rakaab ah oo saarnaa Diyaarad u kala Gooshaysay Dalalka UK iyo Pakistan ayaa ku kacay fal khatar galiyay diyaaraddii u la socday. diyaaradda oo ka tirsanayd shirkadda duulimaadka ee Dalka Pakistan ee magaceeda losoo gaabiyo (PIA) ayaa in ka badan 7 saacadood Jimcihii ku xanibnayd, garoonka diyaaradaha ee magaalada Manchester, kadib markii qof rakaabka […]