
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
10 Jun 2019
Washington (HCTV)Waxay ahayd 29 April 2018-kii Madaxwayneyaasha Dalalka Maraykanka iyo Fransiiska Melania Trump iyo Macron, oo ay daawanayaan labadooda xaas Melania Trump iyo Brigitte Macron,waxay beereen geed xusuus u ah Hiilkii Maraykanku siiyay Faransiiska 100 sano ka hor. Geedkan qalalay ee xusuusta ahaa ayaa lagasoo qaaday kaymaha Belleau ee ku yaala waqooyiga faransiiska halkaasi oo […]
10 Jun 2019
SUDAN (HCTV) Golaha Militeriga Maamula Dalka Sudan ayaa amaray in Cutubyo ciidan oo ay ku jiraan ciidanka sida Militeriga u tababaran ee RSF loo kala diro Gobolada dalka suudaan si ay uga hortagaana Rabshadaha ka dhanka ah xukunka militeriga. Magaalooyinka ay ciidamo badani ku wajan yihiin, waxaa ka mid ah magaalada Umu Durmaan iyo xarumaha Gobolada […]
10 Jun 2019
HINDIYA (HCTV) Sanadkiiba bil kaliya ayay soo if baxdaa oo la arkaa 11-bilood ee kalena biyaha ayay ku hoos jirtaa biyaha, waa Magaalo lagu magcaabo Curdi ku taalay Galbeedka Gobolka Goa ee Dalka Hindiya, oo 33 sano ka hor ay biyo xoogani dabooleen. Taariikhdii hore magaladani Curdi, waxay ku taalay laba buurood dhexdood waxaana dhibaato […]
29 May 2019
Boris Johnson, oo ah Musharaxa loo Badinayo inuu Bedelo Theresa May, oo iska Casishay Ra’iisal Wasaarenimada Ingiriiska ayaa Maxkamad lasoo Taagayaa waxaana loo haystaa eedayn ku saabsan inuu been u sheegay shacabka ingiriiska sanadkii 2016-dii, Xilligaasi oo dalka UK ay ka socotay Olalaha Aftida ka bixidda Midawga Yurub. Maxkamad ku taala Magaalada london ayaa amar yeedhmo […]
29 May 2019
Boris Johnson, oo ah Musharaxa loo Badinayo inuu Bedelo Theresa May, oo iska Casishay Ra’iisal Wasaarenimada Ingiriiska ayaa Maxkamad lasoo Taagayaa waxaana loo haystaa eedayn ku saabsan inuu been u sheegay shacabka ingiriiska sanadkii 2016-dii, Xilligaasi oo dalka UK ay ka socotay Olalaha Aftida ka bixidda Midawga Yurub. Maxkamad ku taala Magaalada london ayaa amar yeedhmo […]
Breaking News21 May 2019
Hargeysa, (HCTV) – Khataraha ka iman kara dadka degan dhulka jilicsan ee jeex-jeexyada iyo dooxyada yaryar ee Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa mar kasta khatar ugu jira in waxyeelo ka soo gaadho roobabka ka curtay Somaliland. Alle inaguma keenee Aduunka waxa ka jira isbadal ku yimid cimilada, taas oo dalal badan ku keentay roobaba intii […]
20 May 2019
Hogaamiyaha xisbiga Brexit, Nigel Farage,ayaa caano lagu saydhay isagoo ku gudo jira olole socod ah oo la xidhiidha doorashada baarlamanka ee Midawga Yurub oo uu ku dhexmarayay Magaalada Newcastle ee dalka ingiriiska. Paul Crowther, oo ah 32 jir u dhashay magaaladaasi Newcastle, ayaa caagad caano ah ku saydhay Siyaasigani hogaamiya xisbiga Brexit ee doonaya in […]
Breaking News12 May 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa afur u sameeyey bulshada muslimka ah ee dalka Ethiopia. Raysal Wasaaruhu wuxuu la wadaagay Muslimiintii uu la afuray qiimaha ay leedahay Nabada, Midnimada, Is-cafinta, Isa-saamaxa bisha barakaysan ee ramadaan loo baahan yahay. Sida lagu baahiyey war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Raysal […]
10 May 2019
Hargeisa (HCTV) Magaalada Hargeisa waxaa maanta ku Geeriyooday Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf- (Cabdi Waraabe ) Taliyihii Hore waaxda Socdaalka Somaliland Maxamed Cali Yuusuf (maxamed Cambaro) oo ehelka Marxuum Xaaji Cabdi ka mid ah ayaa Horn Cable TV u xaqiijiyay Geerida Marxuumka ku timi. Bilihii ugu dambeeyay Xaaji cabdi waxaa dhawr jeer Xanuun loo dhigay Cisbitaalka […]
Breaking News8 May 2019
London, (HCTV) – Boqor Harry iyo Meghan ayaa si farxad leh wiilkooda cusub u baray Aduunka iyo sawiro loogu yeedhay Windsor Castle, waxaana hooyadan cusubi ay ku dhawaaqday “inay aad u faraxsan tahay.” Lamaanahan ka tirsan qoyska reer Boqor ee boqortooyada dalka Ingiriiska ayaa si wadajir ah u eegaya wiilkooda, waxaana la soo bandhigay sawirada […]
Breaking News8 May 2019
Qaahira, (HCTV) – Cusbitaal ku yaala Masar iyo Saraakiil ka tirsan Safaarada Yemen ay ku leedahay Qaahira, ayaa ku hawlan iibinta xubno bani’aadam 2014-kii waxaana ku jiray boqolaal bukaan iyo didaaliin ka soo kala jeeda Yemen iyo Masar, sida lagu ogaaday baadhis ay Aljazeera samaysay. Waraysiyo iyo Documentiyo ay heshay Aljazeera, ayaa baadhista waxa ay […]
Breaking News8 May 2019
Jigjiga, (HCTV) – Magaalada Jigjiga ayaa maalintii afraad laga dareemayaa shidaal la’aan baaxad leh oo hakad galiyey isku socodka gaadiidka yaryar ee iskaga kala goosha badhtamaha iyo nawaaxiga magaalada Jigjiga. Ku dhawaad kumanaan gaadiidka yaryar ee Bajaajta loo yaqaano ayaa la daalaa dhacaya mushkilada shidaal la’aan ah oo ka jirta magaalada Jigjiga ee Dawladd Deegaanka […]