
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News23 Apr 2019
Riyadh, (HCTV) – Sucuudi Arabia ayaa maanta dil madax ka jarid ah ku fuliyey 37 qof oo u dhashay dalka Sucuudiga, kuwaas oo ku eedaysnaa dambiyo la xidhiidhay Argagixisonimo, sida ay sheegtay Wakaalada Wararka ee Sucuudigu Saudi Press Agency (SPA), oo HCTV ka soo xigtay. Talaabadan dawlada Sucuudigu ay halka mar ay dilka ku fulisay […]
Breaking News23 Apr 2019
Naypyitaw, (HCTV) – Tiro ka badan 50 qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku dhinteen kadib markii uu dhul ku soo dumay waqooyiga dalka Myanmar, sida ay cadeeyeen ciidamada bileysku, kuwaas oo sheegay in markii dadka uu dhulkaasi ku soo dumay ay hurdeen, maanta oo salaasa ah. Maydka saddex qof ayaa laga soo saaray meesha […]
Breaking News22 Apr 2019
Breaking News22 Apr 2019
Doha, (HCTV) – Dawladaha Ethiopia iyo Qatar ayaa ku heshiiyey inay kor u qaadaan isla markaana ay xoojiyaan wadashaqaynta labada dal gaar ahaana dhinacyada arimaha bulshada iyo shaqaalaha. Labadan dal ee Qatar iyo Ethiopia ayaa heshiisyadan hoosta kaga xariiqay kadib markii ay kulan yeesheen Wasiirka Arimaha Bulshada iyo Shaqaalaha ee dalka Ethiopia Dr. Ergoge Tesfaye […]
Breaking News22 Apr 2019
Breaking News21 Apr 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Xafiis qalabkiisa la soo ururiyey oo qaybi banaan tahay, ayaa mid ka mid ah suxufiyiinta ugu caansan Ethiopia ayaa wargeyskiisa todobaadlaha ah ku soo saara isaga iyo afar shaqaale ah. Eskinder Nega oo wax ku bartay Maraykanka ayaa marar badan ay dawladu xidhay, lixdii sanadood ee ugu dambeeyey, balse dawladii cusbayd […]
19 Apr 2019
Qaahir, April 18 , 2019 (HCTV) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta oo Khamiis ah kula kulmay Magaalada Qaahira dhiggiisa Masar Mudane Sameh Shoukry. Wadahadalka ayaa intiisa badan diiradda lagu saarray xiriirka walaalnimo iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Masar iyo habkii lagu xoojin lahaa, laguna horumarin […]
18 Apr 2019
Russia (HCTV) – Cilmi-baadhayaal u Dhashay Dalka Ruushka ayaa baadhitaan ku wada Faras ay sheegeen inuu wakhti hore bakhtiyey, balse ay Dareerayaasha Kaadida iyo Dhiiggiisu weli ka sii qoyan yihiin. Faraskan oo Bakhtigiisa laga helay Gobolka Verkhoyansk ee Dalka Ruushka, ayaa oogadiisu Qoyan tahay, sida laga soo xigtay Agaasimaha Madxafka Northeastern Federal University (NEFU). Laakiin, […]
Breaking News18 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Ciyaarta kama dambaysta ah ee Tartanka ciyaaryahanada heerka 1aad ee Garoonka 31-ka May oo loogu magac daray HCTV Cup, ayaa 19-ka bishan oo ku beegan maalinta bari oo Jimce ah dhici doonta. Ciyaartan final-ka ah ayaa waxa wada ciyaari doona labada kooxood ee isugu soo hadhay ciyaarta kama dambaysta ah ee tartanka […]
Breaking News18 Apr 2019
Muqdisho, (HCTV) – Dufcadii koowaad ee ciidamada tababarka gaarka ah qaatay ee Danab (lightening) ayuu usoo dhamaaday tababartii ay ku qaadanayeen Xarunta Turkigu ku leeyahay Magaalada Muqdisho maanta oo Khamiis ah. Unuga ciidamada gaarka ah oo loo yaqaano (Eagle) ayaa ah ciidamadii ugu horeeyey ee Danab ka mid noqon doona ee ka qalinjabiya Saldhiga turkigu […]
Breaking News17 Apr 2019
Jigjiga, (HCTV) – Maamulka Dawladd Deegaanka Soomaalida ee dalka Ethiopia ayaa ku dhawaaqay qorshe ay xabsi dhawaan albaabada loo laabay loogu badalayo Madxaf wax lagu kaydiyo. Jeelkan oo la yidhaa (Ogaden Jail) ayaa ku yaala caasimada dawladd deegaanka Soomaalida Ethiopia, kaas oo mudo ka badan 10 sanadood loo isticmaalayey gaboodfalo xun xun iyo in lagu […]
Breaking News17 Apr 2019
Nairobi, (HCTV) – Duulimaadka diyaarada Kenya Airways ayaa la joojiyey kadib markii mid ka mid ah rakaabkii diyaarada saarnaa uu sheegay in diyaarada banbo ku jirto. Duulimaadkan diyaarada Kenya Airways ee (flight KQ 762) ayay kaga duuli lahayd garoonka Jomo Kenyatta International Airport ee magaalada Nairobi ayaa ku jihaysnaa magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika. […]