
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News8 May 2019
Colorado, (HCTV) – Laba arday ayaa rasaas ku furay dugsiga Sayniska iyo Technology-yada ee Colorado, waxaana ku dhintay hal arday halka ay ku dhaawacmeen todoba kale, sida ay sheegeen saraakiisha cusbitaalka iyo ciidamada bileyska ee degaanka ay toogashadu ka dhacday ee dalka Maraykanka. Bileyska xaafada The Douglas County ayaa sheegay in la maqlayey in toogashadu […]
30 Apr 2019
Muqdisho (HCTV) Dab ayaa goor dhawayd ka kacay Suuqa ugu wayn Soomaaliya ee Bakaaraha oo ku yaala magaalada Muqdisho. holaca dabkaasi ayaa ka bilaabmay qaybta loo yaqaano Cabdule shideeye, waxaana socda gurmad shacab oo lagu daminayo dabkaasi. wali lama oga Sababta uu ku bilaabmay dabkaasi iyo Baaxadda khasaare ee uu burburiyay, maadaama wali gubashadu ay […]
30 Apr 2019
Tel viv, (HCTV) – Wargeyska The Times of Israel ayaa waraysi dhamaystiran la yeeshay Abdullahi Dool oo ah Diblomaasi dhawaan ay dawladda Somalia ay shaqada ka eriday kadib markii uu si furan u sheegay in xidhiidh lala yeesho Israel. Waraysiga uu la yeeshay Wargeysku ayaa u dhacay sidan:- SU’AALAHA UU WARGEYSKU WAYDIIYAY DIBLOMAASI […]
29 Apr 2019
Aljeris-(HCTV) Magaalada Al-Jeris ee caasimadda Aljeeriya waxaa laga hirgaliyay Masjid noqonaya kan ugu wayn qaaradda Afrika, waxaa uu ku fadhiyaa dhul baaxaddiisu tahay 400,000 Mitir oo isku wareeg ah. masji-jaamicani waxaa gudihiisa ku tukan kara 120,000 qof. waxaa uu sidoo kale leeyahay minaarad aad u dheer. salka hoose masaajidankani, oo loogu talo galay in baabuurta […]
Breaking News28 Apr 2019
Addis Ababa, April 27, 2019 – Madaxweynihii hore ee dalka Ethiopia Dr Negaso Gidada ayaa geeriyooday isagoo jira 76 sanadood. Dr Negasso Gidada ayaa ku geeriyooday dalka Germany oo xaalad caafimaad uu u joogay. Waxaanu Madaxweyne ka ahaa dalka Ethiopia 1995-kii ilaa 2001-kii. Dr Negasso ayaa sidoo kale dalka Ethiopia ka soo noqday Wasiirka Warfaafinta […]
Breaking News27 Apr 2019
Dubai, (HCTV) – Waaxda ilaalinta Anshaha iyo xadaarada wax soo saar ee Dubai ayaa qabatay 340 isku day oo lagu doonayey in Alaab been abuur ah la soo galiyo Imaaraadka Carabta, Alaabtaas oo qiimaheedu dhan yahay Dh63 million oo lacagta Imaaraadka oo u dhiganta $17 Million oo dollar, ayaa gacanta lagu soo dhigay 15-kii bilood […]
Breaking News27 Apr 2019
Nairobi, (HCTV) – Dawladda Kenya ayaa doonaysa inay xidhiidh diblomaasiyadeed ay la yeelato Somaliland, waxaanay wakiil u diraysaa inuu caasimada Somaliland ee Hargeysa uu xafiis uga soo sameeyo. Dalka Kenya ayaa ku soo biiraya dalalka Ethiopia iyo Djibouti oo xafiisyo diblomaasiyadeed ku leh Jamhuuriyada Somaliland. Sida uu maanta bogiisa hore uu ku daabacay Wargeyska Daily […]
Breaking News26 Apr 2019
Colombo, (HCTV) – Gabadh u dhalatay dalka Maraykanka ayaa dadka la wadaagtay siday uga xumaatay in Bileyska dalka Sri Lanka ay si khaldan usoo bandhigeen in gabadhaasi looga shakisan yahay inay ku lug lahayd weeraradii Axadii lagu qaaday dalkaasi ee dadka badani ay ku dhinteen. Amara Majeed ayaa ah gabadh muslimad ah oo firfircoon isla […]
Breaking News26 Apr 2019
Caro-Yaanbo, (HCTV) – Laba gaadhi oo isku waydaaranayey tuulada Caro-yaanbo oo u dhaw buurta Caabudla oo kala badha magaalooyinka Hargeysa iyo Gabiley ayaa is jiidhay kadib markii mid ka mid ah labada gaadhi uu jiidhay Diin wadada ka talaabayey. Shilkan gaadhi ayay ilo xogogaal ahi ay u xaqiijiyeen Telefishanka HCTV inay dhaawacyo ka soo gaadheen […]
Breaking News25 Apr 2019
Muqdisho, (HCTV) – Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia ayaa sheegaya in la badalay Safiirkii Somalia u fadhiday Geneva ee dalka Switzerland Amb. Faadumo Cabdullaahi Maxamuud (Insaaniya). Waxa ay wararku intaa ku darayaan in Safiirada loo badalay dalka Hindiya oo ay noqoto safiirka cusub ee dalka Somalia u fadhiyi doonta dalka Hindiya, halka […]
Breaking News25 Apr 2019
Nairobi, (HCTV) – Somaliland iyo Jamhuuriyada Ireland ayaa arkooday inay wadayeeshaan xidhiidh ganacsi oo qoto dheer labada dal. Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Kenya Omar Bashe Awil iyo Ergayga Irish-ka u fadhiya dalka Kenya haweenayda la yidhaahdo Lisa Doherty ayaa kulan ku yeeshay magaalada Nairobi, halkaas oo sidoo kale ay kaga wadahadleen inay is-dhaafsadaan Habka […]
Breaking News24 Apr 2019