
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News15 Apr 2019
Berbera, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah xadhigga uga jaray saddex Wiish oo ah nooca loo yaqaanno (Mobile Harbor Crane) oo cusub, kuwaas oo loogu talo-galay in maraakiibta lagu raro waxna lagu dajiyo. Qalabkan cusub ee la keenay dekeda Berbera ee Wiishashka Mobile Harbor Crane ayay xadiga qaadistoodu […]
Breaking News15 Apr 2019
Wajaale, (HCTV) – Roobabkii Guga ayaa maalintii shalay iyo maantaba si balaadhan uga curtay Somaliland, kaas oo shacabka ku dhaqan deegaamada ay roobabku ka curteen ay aad ugu diirsadeen curashadaasi roobabka. Roobabkan gu’ga ayaa ka da’ay maalintii shalay Magaalada Ceerigaabo,iyo qaybo ka mid ah magaalada Hargeysa, halka maantana uu si fiican uga da’ay magaalo xuduudeeda […]
Breaking News15 Apr 2019
Berbera, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah xadhigga uga jaray saddex Wiish oo ah nooca loo yaqaanno (Mobile Harbor Crane) oo cusub, kuwaas oo loogu talo-galay in maraakiibta lagu raro waxna lagu dajiyo. Qalabkan cusub ee la keenay dekeda Berbera ee Wiishashka Mobile Harbor Crane ayay xadiga qaadistoodu […]
Breaking News14 Apr 2019
Dodoma, (HCTV) – Dalka Tanzania ayaa ku dhawaaqay in ay joojiyeen bacaha halka mar la isticmaalo ee wax lagu qaato laga bilaabo bisha June, talaabadan ayaa ah dagaalka lagula jiro dhibaatada ay bacuhu keenaan. Raysal Wasaare Kassim Majaliwa ayaa Baarlamaanka dalkiisa u sheegay in bacaha wax lagu qaato aan mudo intaa ka badan inaan la […]
Breaking News14 Apr 2019
Boosaaso, (HCTV) – Wararka laga helayo deegaanka Bariga ee maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in weerar cirka ahi uu ka dhacay meel u dhaxaysa deegaanka Xiriiro iyo Xunbay oo 3KM u jirta degmada Isku-shuban ee gobolka Bari, weerarkan ayaa lagu bartilmaameedsaday gaadhi ay saarnaayeen laba qof oo mid ka mid ahi uu yahay ku xigeenka […]
Breaking News14 Apr 2019
Boosaaso, (HCTV) – Wararka laga helayo deegaanka Bariga ee maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in weerar cirka ahi uu ka dhacay meel u dhaxaysa deegaanka Xiriiro iyo Xunbay oo 3KM u jirta degmada Isku-shuban ee gobolka Bari, weerarkan ayaa lagu bartilmaameedsaday gaadhi ay saarnaayeen laba qof oo mid ka mid ahi uu yahay ku xigeenka […]
Breaking News14 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Gaadiidka Basaska ee iskaga kala goosha xaafadaha magaalada Hargeysa ee Maxamed Mooge, Calaamadaha Iyo Jungalka, mana jirto hal bas oo taagan goobtan ay basaska xaafadahaasi ka rakaabsadaan. Sida uu ku waramay Wariye Xasan Galaydh oo ka tirsan HCTV. Dhamaan Basaska gaadiidka ee qaada dadweynaha xaafadaha Maxamed Mooge, Calaamadaha iyo Jungalka ayaa maanta […]
Breaking News14 Apr 2019
Diridhaba, (HCTV) – Xaalada magaalada Diridhaba ayaa maanta degan kadib markii magaaladaasi ay isku dhacyo rabshada wata ay ku dhexmareen qoomiyadaha Soomaalida, Oromada iyo Amxaarada oo halkaasi wada dega, kuwaas oo maalintii shalay ay dhexmartay gacan ka hadal sababay dhaawacyo. Rabshadan ka bilaabmay magaalada Diridhaba ee dalka Ethiopia ayaa saamayn ku yeeshay isku socodka bulshada […]
Breaking News14 Apr 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Gabadha uu dhalay Madaxweynaha dalka Maraykanka ee Ivanka Trump, isla markaana ah lataliye aqalka cad ka tirsan ayaa socdaal ku timid dalka Ethiopia, iyadoo booqan doonta dal kale oo Afrika ku yaala. Socdaalka ay ku timid dalka Ethiopia gabadhan uu dhalay Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trum ayaa markii ay soo cago-dhigatay […]
Breaking News14 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Salaad Roob doon ah ayaa maanta laga oogay Somaliland, taas oo shacabka ay u dareereen tukashada Salaadaasi oo ay Illaahay kaga baryayeen inuu illaahay roob u shubo. Dadweynaha Xaafadaha Magaalada Hargeysa ayaa isugu soo baxay Garoomada iyo Masaajidada magaalada Hargeysa si ay illaahay cibaado ugu baryaan inuu roob u shubo. Somaliland ayay […]
Breaking News13 Apr 2019
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa Shacabka Degmada Warta Nabada kulan kula yeeshay dadweynaha degmaadaasi, waxaana dadka degamadaasi ku dhaqani ay xaruntaas ku soo dhoweeyey Madaxweyne Farmajo kuna taageeray howlgalada Ciidamada ee Sugida Amniga dalka. Kulankan Madaxweynaha Somalia uu galabnimadii maanta uu kula yeeshay dadka degmada Warta Nabada ayaa ku soo beegmaya […]
Breaking News13 Apr 2019
Washington, (HCTV) – Nin ayaa dab isku hor qabadsiiyey isagoo doonayey inuu is-gubo Aqalka Cad ee dalka Maraykanka looga arimiyo hortiisa. Ninkan ayaa dabka ku qabtay Jaakeedkii uu xidhnaa ka hor intii aanay ciidamada Ilaalada Gaarka ah ee loo yaqaano Secret Service aanay ku soo yaacin isla markaana aanay ka saarin koodhka uu xidhnaa ee […]