
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News13 Apr 2019
Washington, (HCTV) – Madaxweyne Donald Trump ayaa saxeexay amar lagu balaadhinayo hawlgalka Maraykanku uu ka wado Somalia. Dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada ayaa waxa xudun u noqon doona hawlgalada gaarka ah ee maraykanku uu ka fuliyo Somalia iyo in Ciidamada Somalia loo fidiyo tababaro kor loogu qaadayo si ay awood ugu yeeshaan la dagaalanka […]
Breaking News13 Apr 2019
Khartoum, (HCTV) – Maalin ka mid markii talada dalka Sudan laga tuuray Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa isna waxa goor dhaweyd ku dhawaaqay inuu iscasilay Taliyihii Amaanka iyo Mukhaabaraadka Salax Gosh inuu iscasilay, iscasilaada Madaxa Sirdoonka dalka Suudan ayaa daba socotay Iscasilaada hogaamiyaha golaha Milatary-ga Sudan Axmed Cawad Ibn Auf. Iscasilaada Madaxa Amaanka iyo Sirdoonka […]
13 Apr 2019
Khartuum, (HCTV) – Wararka laga helayo dalka Suudaan ayaa sheegaya in Ciidamada Booliisku ay Toogasho ku dileen ugu yaraan 16 qof oo dibad bax Ka dhigayay Fagaare ku yaala Caasimadda suudaan ee khartuum. toogashada ayaa timi kadib markii dibadbaxayaashu ay diideen in ay mudaharaadada joojiyaan ilaa inta dawlad rayid ah lagu wareejinayo talada dalka. ugu […]
Breaking News12 Apr 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Dawladda Ethiopia ayaa shaacisay inay ka hor tagtay weeraro argagixiso oo lala damacsanaa goobo muhiim ah . Xeer-ilaaliyaha guud ee dalka Ethiopia, waxa uu sheegay in weerar argagixiso la fashiliyey kadib markii ay si wada jir ah uga hawlgaleen Ciidamada Amaanka iyo Sirdoonku, waxaanu xeer-ilaaliyuhu tilmaamay in weerarkaasi argagixiso ee fashilmay […]
Breaking News12 Apr 2019
Khartoum, (HCTV) – Golaha Milatariga Sudan ayaa balanqaaday inay qabanayaan wadahadalo ay la yeeshaan kooxaha siyaasada si dalka looga sameeyo dawladd rayid ah, waxaanay sheegeen in aanu ku jirin damac ay ku sii haysanayaan awooda kadib markii ay meesha ka saareen maalintii shalay Madaxweyne Cumar Xasan Al-bashiir. Soo jeedintan ay sameeyeen maanta oo jimce ah […]
Breaking News12 Apr 2019
Muqdisho, (HCTV) – Ciidamo kuwa amaanka ah ee Somalia ayaa tacshiiradi ay ku dhexmartay isgoyska Manaplio ee magaalada Muqdisho, waxaana wararka laga helayo Muqdisho ay sheegayaan in la maqlay tacshiirad farabadan oo ay is-rasaasadeen. Waxaana lagu waramayaa in Askarta rasaastu ay dhexmartay ay yihiin kuwo bileys ah iyo kuwo ilaalinayey Xildhibaan, waxaana markii dambe soo […]
Breaking News12 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Waxa si rasmi ah magaalada Hargeysa gaar ahaana Garoonka kubadda Cagta ee Guryo Samo looga daahfuray tartan heerka koowaad ee kubadda Cagta oo ay ka qaybgalayaan Ciyaaryahanada Heerka koowaad ee garoonka Guryasamo. Taas oo dadweyne tiro badani ay ka soo qaybgaleen Tartankaasi HCTV soo qaban qaabiyey oo ciyaartii furitaanka oo dhexmartay Guuleed […]
Breaking News12 Apr 2019
Islamabad, (HCTV) – Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay 40 kalena way ku dhaawacmeen Qarax maanta ka dhacay suuq ku yaala magaalada Koonfurta Galbeed ee dalka Pakistan ee Quetta, waxaana wararka hordhaca ah ee la helayaa ay sheegayaan in qaraxa lagu bartilmaameedsaday bulshada laga tirada badan yahay ee Hazara. Khasaaraha ka dhashay qaraxa ayaa waxa […]
Breaking News12 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa xafiiskiisa ku qabiilay safiirka dalka Maraykanka u qaabilsan Somaliland iyo Somalia. Sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxweynaha somaliland Maxamuud Warsame Jaamac, oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay HCTV. Warsaxaafadeedkaasi oo dhamaystirana waxa uu […]
Breaking News11 Apr 2019
Nairobi, (HCTV) – In ka badan 137,000 qof ayaa guryahoodii ka barakacay rubicii hore ee sanadkan 2019-ka sida ay sheegtay warbixin cusub oo ay maanta soo saartay hay’adda Norwegian Refugee Council (NRC). Waxaanay hay’addu sheegtay in qoysaska barakacaya ee Geeska Afrika uu sii kordhayo iyadoo sababta u weyn ee ay ka barakacayaan ay tahay dagaalada […]
11 Apr 2019
Khartuum (HCTV) Hogamiyaha Cusub ee La Wareegay Talada wadanka Suudaan, Awad Maxamed awf, waxaa uu jeediyay awaamiir dhawr ah oo ay soo saareen Golaha militeri ee afgambiga fuliyay Kuwaasi oo wadanka lagu maamuli doono. Saraakiisha Militeriga ee inqilaabka Fuliyay ayaa soo jeediyay Awaamiirtan. Golaha Militeri ayaa la wareegay awoodda wadanka, oo hayn doona laba sano […]
Breaking News11 Apr 2019
Rwanda, (HCTV) – Wakiilka Somaliland ee dalka Kenya Amb. Baashe Cawil ayaa dalka Rwanda kaga qaybgalay xus balaadhan oo loo sameeyey Xasuuqii dalka Rwanda ka dhacay muddo hada laga joogo 25th sano. Ambassador Bashe Cawil ayaa sheegay in Somaliland ay dhiirigalin u tagay horumarada xusida mudan ee dalka Rwanda uu sameeyey tan iyo intii uu […]