
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News11 Apr 2019
Washington, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa kulano gaar gaar ah la yeeshay Agaasimaha guud ee hay’adda lacagta aduunka haweenayda la yidhaa Christine Lagarde iyo la taliyaha dhinaca amaanka ee Madaxweynaha dalka Maraykanka ninka la yidhaa John Bolton. Raysal Wasaaraha Somalia ayaa sheegay inuu u mahadcelinayo hay’adda Lacagta Aduunka ee IMP-ta iyo […]
Breaking News11 Apr 2019
New Delhi, (HCTV) – Wajiga koowaad ee doorashada dalka Hindiya ayaa si rasmi ah ugu bilaabantay dalkaasi, waxaanu Raysal Wasaare Narendra Modi uu tartan ugu jiraa markiisii labaad. Wajiga koobaad ee doorashada dhiiban doona 142 milyan oo codbixiye oo ku kula sugan 20 gobol, kuwaas oo dooran doona 91 musharax. Waxaana la filayaa inay codkooda […]
Breaking News11 Apr 2019
Asmara, (HCTV) – Labadii todobaad ee u dambeeyey dalka Eritrea ayaa qaaday talaabooyin diblomaasiyadeed oo cajiib ah, gaar ahaana intii u dhaxaysay dabayaaqada bisha March ilaa 10-kii April, kaas oo Wasiirka Amuuraha Dibada ee dalka Eritrea uu socdaal ku tagay lix caasimadood laba todobaad gudahood. Waxaanu Wasiirka Arimaha dibada ee Eritrea uu maalmihii u dambeeyey […]
11 Apr 2019
KHARTUUM (HCTV) War goor dhawayd uu telefishanka ka sheeegay wasiirka difaaca ee dalka suudaan Awad Mohamed Ahmed Ibn Auf, ayaa sheegay in lakala diray dawladdii Madaxwayne Cumar xasan Al-Bashiir isla markaana ay Talada la wareegeen Gole Militeri oo xilka hayn doona laba sanadood. “anigoo ah wasiirka difaaca waxaan halkan ka shaacinayaa in xukuumadii la Af-gambiyay […]
11 Apr 2019
LONDON,UK (HCTV) Ciidamada Booliska ee dalka Ingiriiska, ayaa Xabsiga u taxaabay Julian Assange oo ah aasaasaha shabakadda sirta faafisay ee Wikileaks. unug ka tirsan Booliska UK, ayaa gudaha u galay dhismaha safaaradda wadanka Ecuador ku leeyahay magaalada London oo Mr.Assange uu 7 sano magan galyo ahaan ugu jiray. Maamulka shabakadda Wikileaks, ayaa ku eedeeyay dawladda Ecuador inay jabisay […]
11 Apr 2019
LONDON,UK (HCTV) Ciidamada Booliska ee dalka Ingiriiska, ayaa Xabsiga u taxaabay Julian Assange oo ah aasaasaha shabakadda sirta faafisay ee Wikileaks. unug ka tirsan Booliska UK, ayaa gudaha u galay dhismaha safaaradda wadanka Ecuador ku leeyahay magaalada London oo Mr.Assange uu 7 sano magan galyo ahaan ugu jiray. Maamulka shabakadda Wikileaks, ayaa ku eedeeyay dawladda Ecuador inay jabisay […]
11 Apr 2019
Saraakiisha Sirdoonka ee Dalka Suudaan, ayaa Amaray in oodda laga qaado Dhammaan Maxaabiista u xidhnaa Arrimaha Siyaasadda ee ku jira xabsiyada wadanka suudaan. sida ay ku warantay Warbaahinta CNN oo soo xigatay wakaaladda wararka Sudan ee (SUNA). laamaha ammaanka ee dalka suudan ayaa dad badan xabsiga dhigay intii ay socdeen dibadbaxyada lagagasoo horjeedo xukunka Gen.Cumar […]
11 Apr 2019
Cumar Xasan Al-Bashiir Madaxwaynaha Kacdoonku ku Socdo ee Dalka Suudaan ayaa Xilka ka Degay, sida ay Baahisay Wakaaladda wararka ee Reuters, oo soo xigatay wasiiro ka tirsan Xukuumadda Al-bashiir. warbixinta ayaa intaas ku dartay inay socdaan wadatashiyo lagaga arrinsanayo cida xukunka la wareegaysa. wasiirka wax soo saarka iyo dhaqaalaha ee dalka Sudan, Adel Mahjoub Hussein, […]
11 Apr 2019
Khamiis-11-4.2019 khartuum (HCTV) Xaalad wadanka suudaan ayaa Cakiran, Ciidamo badan oo Militeri ah ayaa lasoo dhoobay wadooyinka Magaalada Caasimadda ah ee Kharduum. waxaa jira warar laysla dhexmarayo oo sheegaya inuu Jiro Afgambi Militeri. taangiyada dagaalka iyo askar badan ayaa lagu arkay wadooyinka, wararka qaar ayaa sheegaya in rasaas cusul laga maqlay xarunta taliska guud […]
Breaking News10 Apr 2019
Washington, (HCTV) – Bishii October 2018, marwada koowaad ee dalka Maraykanka Melania Trump ayaa booqatay afar dal oo ku yaala qaarada Afrika oo qayb ka ahaa socdaal Kaligeed ah oo aanu ku wehelin odaygeeda Madaxweynaha ka ah dalka Maraykanka ee Donald Trump. Marwada koowaad oo markaasi socdaalkeeda ka bilawday dalka Ghana kadibna u safartay Malawi […]
10 Apr 2019
Cir-bixiyeeno ka tirsan wakaalado Caalami ah ayaa soo bandhigay, sawir ay sheegeen inuu yahay God madaw oo ka muuqda Hawada sare, mugdigaasi ayaa la rumaysan yahay inuu ka muuqdo Meere kale oo dhulka u jira qiyaastii Boqolaal Milyan oo Kiiloo Mitir. xogta arrnitani ayaa lagu daabacay wargeyska Astrophysical Journal, ee ka faalooda arrimaha sayniska, waxaana […]
Breaking News10 Apr 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Dawladda Ethiopia ayaa gabi ahaanba mamnuucday dhamaan xayaysiisyada ku saabsan cabitaanka Khamriga, waxaana dawladu sheegtay in arintani ay qayb ka tahay dedaalo kor loogu qaadayo Caafimaadka nolosha dalalka Bariga Afrika. “Marka laga yimaado xayiraada ka ganacsiga khamriga la cabo, khamaarka iyo khamriga iyo in boodhadhka lagu xayeysiiyo khamriga la cabo, dhamaantoodba […]