
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News5 Apr 2019
Tripoli, (HCTV) – Dawlada Libya ee baasha caalamku ay badhi-taageero ayaa ciidamo xoog leh soo dhicgtay gudaha iyo daafadaha caasimada dalka Libya ee Tripli kadib markii hogaamiye kooxda General Khalifa Haftar oo shalay amar ku siiyey ciidamadiisa milatariga inay hore ugu sii socdaan caasimada Tripoli oo ay galaan, ayaa waxa soo baxayey cabsi xoog leh iyo […]
Breaking News5 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Afhayeen u hadlay Ganacsade Axmed Cismaan Geelle, ayaa ka jawaabay hadalkii maalintii shalay ka soo yeedhay Madaxtooyada Somaliland. Waxaana Ganacsade Axmed Cismaan Geele uu sheegay in Baankaasi xukuumada Somaliland ay ka hadashay oo magaciisa saxda ah la yidhaahdo BCIMR ay kala badh saamilay ka tahay dawlada Djibouti. Afhayeenka u hadlay Ganacsade Axmed […]
Breaking News4 Apr 2019
Muqdisho, (HCTV) – Qarax xoog leh ayaa Caawa ka dhacay Muqdisho, kaas oo si weyn looga maqlay inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho. Ilo Wareedo laga helayo magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa sheegaya in Qaraxaasi uu ka dhacay bar kantarool oo laga soo galo dugsiga tababar Bileyska Somalia ee Jen Kaahiye. Waxaanay wararku intaa ku […]
Breaking News4 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xukuumada Somaliland ayaa gargaar gaadhsiisay dad barakacayaal ah oo dhawaan guryahooda uu dab ku qabsaday, kuwaas oo loo qaybiyey raashin iyo dhar. Dadkan Barakacayaasha xaafada Istanbul ee Gegmada Macalin Haaruun oo Salaasadii todobaadkan uu dab qabsaday waabari ku dhawaadkii. Deeqdan Raashina iyo dharka isugu jira ayaa waxa dadkan gaadhsiiyey Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex […]
Breaking News4 Apr 2019
Dubai, (HCTV) – Maxkamad Caalami ah oo xarunteedu tahay London ayaa amartay in dalka Djibouti uu bixiyo $385 million oo magdhaw ah oo ay siiso shirkadda ka hawlgasha dekedaha ee dalka Imaaraadka Carabtu leeyahay ee DP World, sida ay sheegtay maanta dawlada Imaaraadka Carabtu. Maxkamadan Caalamiga ah ee ku taala magaalada London oo iyadu ka […]
4 Apr 2019
Madaxwaynaha dalka Uganda Yuweri Museveni, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxwaynaha dalka ay dariska yihiin ee Koonfurta Suudaan. Madaxwayne Musevani ayaa war qoraal ah ku sheegay, in dhiggiisa Koonfurta Suudaan uu uga waramay halka uu marayo Hanaanka Nabadaynta colaaddaha dabada dheeraaday ee ka taagan dalkaasi. “waxaan saaka Madaxooyada Entebbe kula kulmay mudane,Salva Kiir, waxaana uu iiga […]
4 Apr 2019
Iyadoo Dadwaynaha Somaliland ay aad u Falanqaynayaan is Maan-dhaafka u dhexeeya Ganacasade Axmed Cismaan Geelle iyo Bangi laga leeyahay Faransiiska oo fadhigiisu yahay Djibouti oo lagu Magacabo BCIMR. ayaa Xukuumadda Somaliland waxay ganacsadahaasi u jeedisay Eedaymo hor leh oo ka duwan kuwii Bangiga ee uu hore u wajahayay. XUKUUMADDU MAXAY TIDHI ? Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland […]
Breaking News3 Apr 2019
Uganda, (HCTV) – Wiil u dhashay dalka Uganda oo da’diisu ahayd lix sanadood oo kaliya markii Aabihii laga qaaday dhul, ayaa ugu dambayntii ku guulaystay inuu soo celiyo dhulkaasi 23 sanadood ka dib markii uu noqday Qareen ama Lawey sharciga bartay. Wiilkan yar oo magaciisa la yidhaahdo Jordan Kinyera ayaa u baxay 18 sanadood oo […]
3 Apr 2019
Mudaneyaasha Golaha Sanadka ee dalka Australia, ayaa Cod buuxa kalsoonidii kagala noqday Fraser Anning, oo ah Xildhibaan, dad badan ay ka cadhoodeen kadib markii uu Soo Galootiga ku Eedeeyay inay sabab u yihiin weerarkii Masjidka NewZealand ee Ninka Hubaysani ku dilay 50-ka qof ee Muslimiinta ah. Mudaneyaasha ayaa ku eedeeyay Xildhibaankaasi inuu jeediyay Hadal kala […]
Breaking News3 Apr 2019
Hague, (HCTV) – Maxkamada Dambiyada Dagaalka Aduunka (ICC) ayaa sheegtay inay baadhayso Xasuuq ka dhacay badhtamaha dalka Maali oo lagu laayey in ka badan 130 qof oo shacab ah. Waxaana war ka soo baxay Maxkamada Dambiyada Dagaalka Ee ICC lagu sheegay suutagal-nimada in weerarkaasi ka dhanka ahaa bani’aadanimada ee ka dhacay dalka Mali inuu yahay […]
3 Apr 2019
Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya, ahna Gudoomiyaha Isbahaysiga EPRDF Dr. Abiy ahmed oo maanta jigjiga booqday ayaa daqiiqado ka hor waxaa uu tagay Xarunta KAALI ee uu ka socdo Shirka xisbiga Dimuqraadiga Soomalida ee madaxtooyada Magaalada Jigjiga. Xisbiga ayaa maanta qaaday talaabooyin isbadal ka muuqdo oo ay ka mid tahay doorashada golaha dhexe oo ka kooban […]
3 Apr 2019
Wararkii ugu dambeeyay ee kasoo baxay Xarunta uu ka socdo Shirwaynaha Xisbiga Hogaamiyaha Xukuumadda Deegaanka Soomaalida oo maalintii saddexaad shir uga socdo magaalada Jigjiga, ayaa sheegaya in la Doortay xubnaha Gudiga fulinta oo ka kooban 9 xubnood, kuwaasi oo ay iska dhex doorteen Xubnaha Golaha dhexe oo ka kooban 61 xubnood, oo iyagana maanta la […]