
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
3 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xisbiyada Soamliland ayaa kulan degdeg ah yeeshay maanta kadib markii ay shalay galab kulan la qaateen wefti ka socda Midawga Yurub oo dalka yimid. Waxaanay ilo xog ogaal ahi ay u sheegeen Telefishanka HCTV inay ka dalbadeen in xisbiyada Somaliland ay heshiis rasmi ah ka gaadhaan muranka ka taagan doorashada Wakiilada iyo […]
3 Apr 2019
Ra’iisal wasaaraha Dalka Ethiopia Dr.Abiy Ahmed,ayaa Booqasho aan hore loo sii Shaacin Tagay Magaalada Jigjiga ee Caasimadda Deegaanka Soomaalida. Markii uu soo gaadhay Garoonka diyaaradaha Ee Garaad Wiilwaal, waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Masuuliyiinta deegaanka Soomaalida oo uu hor kacayay Madaxwayne Mustafe Muxumed Cumar. Ra’iisal wasaare Abiy, oo ah Gudoomiyaha Isbahaysiga EPRDF, ayaa kulamo wadatashiyo ah […]
3 Apr 2019
Muuqaal si wayn ugu faafay Baraha bulshada ee internetka ayaa muujinaya, ayaa muujinaya Askar ka tirsan Militeriga Ingiriiska oo ku dhugtamaya, Sawirka Hogaamiyaha mucaaradka ee Xisbiga Laybarka ee dalka Ingiriiska. wasaaradda Gaashaan dhigga UK, ayaa xaqiijisay muuqaalku inuu yahay ciidamadooda oo ku sugan dalka Afghanistan kuwaasi oo tababar gaar ah ku qaadayay sida loo […]
2 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Sanduuqa Qaramada Midoobay ee gargaarka degdaga ah ee (CERF) iyo Sanduuqa Bani’aadanimo ee Somalia ayaa fasaxay lacag gaadhaysa $45.7 million dollar maanta si wax looga qabto badbaadada dadka Somalia, halkaas oo dad lagu qiyaasay 4.2 million oo qof ay u baahan yihiin gurmad degdeg ah oo bani’aadanimo sanadkan, oo ay ku jiraan […]
2 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Mudooyinkii u dambeeyey waxa si xoog leh ugu soo badanaya magaalooyinka Somaliland gaar ahaana Caasimada Hargeysa shilalka gaadiidka, kuwaas oo galaafta nafo badan, isla markaana ay waxyeelo jidheed, mid maskaxeed iyo mid dhaqaaleba ay ka soo gaadho shacabka. Bishiii la soo daafay ee March ayaa iyadu ahayd bil ku suntan in shilal […]
2 Apr 2019
Ismaamulka magaalada Mandheera ee waqooyi bari Kenya, waxaa ka socda Tababaro ay dabada ka riixayso Dawladda kenya, gaar ahaan Maamulka degmadaasi, iyadoo la barayo ka hortagga xagjirnimada. Waxgaradka iyo culimada iy qaybaha bulshada ee deegaankaasi ayaa tababarka ka qayb qaadanaya, waxaana la barayaa sida loo garto loogana hortago dadka xambaraasan fikradaha xagjirnimada, sida uu wargeyska […]
2 Apr 2019
Salaasa 2.4.2019 [HCTV] : Sida uu Daabacay Wargeyska Standard, Diblomaasi sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya, oo lagu magcaabo Macharia Kamau, ayaa sheegay in Qaramada midoobay %10 ka mid ah dhaqaalaha gargaarka ee Soomaaliya loogu Talo Galay ay siiyaan Xarakada Al-Shabaab, si ay u nabad galiyaan hantida gargaarka ee UN-ku ay […]
Breaking News2 Apr 2019
Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Hindia Narendra Modi ayaa si shakhsi ah u faragaliyey inuu dalka Somalia ka soo samatabixiyo gabadh muslimad Hindiyad ah oo loogu haystay Somalia, isla markaana loo gaystay jidh dil. Haweenaydan oo 31 jir ah oo la yidhaahdo Afreen Gegum, ayaa laga soo furtay magaalada Muqdisho ee Somalia oo lagu […]
Breaking News2 Apr 2019
Breaking News2 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Sanduuqa Qaramada Midoobay ee gargaarka degdaga ah ee (CERF) iyo Sanduuqa Bani’aadanimo ee Somalia ayaa fasaxay lacag gaadhaysa $45.7 million dollar maanta si wax looga qabto badbaadada dadka Somalia, halkaas oo dad lagu qiyaasay 4.2 million oo qof ay u baahan yihiin gurmad degdeg ah oo bani’aadanimo sanadkan, oo ay ku jiraan […]
Breaking News2 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay qabsoomida doorashada Wakiilada iyo Golaha Deegaanka Somaliland, kaas oo sheegay in doorashadu ay wakhtigii loo mideeyey ay ku qabsoomi doonto. Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland waxa uu sidoo kale ka hadlay kulan maalmihii u dambeeyey magaalada Hargeysa uga socday xisbiyada Mucaaridka iyo […]
Breaking News2 Apr 2019
Alger’s, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Algeria Abdelaziz Bouteflika ayaa iscasili doona inta aanay dhamaan mudo xileedkiisa afraad oo noqon doona 28-ka bishan April, sida lagu sheegay war ka soo baxay Xafiiskiisa oo ay soo xigatay Wakaalada Wararka ee APS. Madaxweynaha dalka Algeria ayaa talaabadan u qaaday si loo sii wado hay’addo dawladeed oo shaqaynaya. Xiligan […]