
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News28 Mar 2019
28 Mar 2019
Waxaa la xaqiijiyay in 12 Ruux ay ku dhintay ku dhawaad 20 kalana way ku dhaawacmeen qaraxii ka dhacay banaanka maqaayad ku taalla meel ku dhaw Hoteelka Wehliye ee magaalada Muqdisho. Gaadiidka Gurmadka Deg dega ah ayaa goobta gaadhay kuwaasi oo goobaha caafimaadka u qaaday dadkii waxyeeladu Soo Gaadhay. Durba olole nadaafadeed ayaa ka bilowday […]
26 Mar 2019
Hargaysa (HCTV) – Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Somaliland, Sharmaarke Axmed Muxumed (Geelle), ayaa War Qoraal ah oo uu Maanta soo saaray ayaa shaqalaha dawladda faray inay isticmaalaan kaadhadhka aqoonsiga ee xarumaha dawladda ay uga shaqeeyaan. Sharmaarke Geelle ayaa shaqaalaha Dawladda uga digay inay dhayalsadaan Kaadhadhka Caddaynaya inay shaqaale Dawladeed yihiin, waxaanu u soo jeediyey in qof […]
26 Mar 2019
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaah Dibadda ee Soomaaliya ayaa lagu muujiyay Mawqifka dawladda Federaalku ka Taagan tahay Buuraha Goolah, ee Israaiil ka haysato Suuriya, buurahaasi oo madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump shalay u Aqoonsaday Israaiil inay leedahay. Warsaxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Arr. dibedda Soomaaliya aya u dhignaa Sidan:- Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay caddaynaysaa mowqifkeeda sugan […]
26 Mar 2019
Xogaha nagasoo gaadhaya deegaano ka tirsan Gobolka Sool iyo degmada buuhoodle ayaa sheegay Roobab biyo dhigeen meelo ay ka mid yihiin Qorilay, oo ka tirsan gobolka sool iyo deegaano hoos yimaada degmada Buuhoodle. Daruuraha ka Curtay deegaanadaasi ayaa kusoo beegmaya iyadoo Abaar kulul iyo biyo la’aan lagasoo sheegay deegaanada gobolka Sool iyo Sanaag. Xukuumadda Somaliland […]
Breaking News26 Mar 2019
26 Mar 2019
Dawladda kenya ayaa sheegtay in aanay joojin doonin iibsiga 10 diyaaradood oo la mid ah diyaaradii dhawaan ku burburtay dalka Ethiopia, ee nooceedu ahaa 737-Max8 oo ay ku dhinteen 157 qof oo 36 ka mid ahi u dhasheen kenya. kenya ayaa ku doodaysa in diyaaradahaasi ay dalbadeen intii aanay dhicin ka Hor. Gudoomiyaha shirkadda diyaaradaha […]
Breaking News26 Mar 2019
26 Mar 2019
Wabixin ay daabacday xarunta “Henly Passport Index” oo ah xarun la la socota xogta Baasaboorada dunida oo soo xiganaysa macluumaadka hay’adda AITA, ayaa soo bandhigtay sida ay ukala awood badan yihiin Baasaboorada dunida sanadkan 2019. wadamada Japan,Singapore iyo kuuriyada Koonfureed, ayaa wada kaalinta koobaad ee wadamada baasabooradoodu ugu awoodda badan yihiin caalamka. warbixinta ayaa tibaaxaysa […]
26 Mar 2019
Xoogagga Kurdiyiinta ee maamula waqooyiga Suuriya, ayaa beesha caalamka ugu baaqay in Maxkamad caalami ah la saaro kumanaan xubnood oo ka tirsanaa ururka daacish in loo diyaariyo maxkamad caalami ah oo lagu qaado kiisaskooda. Maamulka kuriydiyiinta ayaa gacanta ku haya in ka badan 1000 dagaal yahan oo ka tirsanaa ururka daacish kuwaasi oo ku jira […]
25 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in Shirkadaha Isgaadhsiintu ay jebiyeen heshiiskii ahaa inaan boqol dollar wixii ka yar lagu diri karin Telefoonnada Gacanta (Mobile Money). Xukuumaddii Hore ee Madaxweyne Siilaanyo ayaa Shirkadaha Isgaadhsiinta la gashay heshiis ahaa inaan Adeegyadooda ZAAD iyo E-dahab lagu diri karin wixii ka yar boqol dollar isla-markaana wixii intaa […]
25 Mar 2019