
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News2 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Dab xoog leh ayaa ka kacay Xaafada isku raran ah oo ay degan yihin dad barakacayaal ah oo ku taala duleedka Bari ee magaalada Hargeysa, abaaro 4:30-kii Habeenimo. Dabkan ka kacay Xaafadan oo loo yaqaano Istanbul ayaa sida la ii xaqiijiyey waxa ku geeriyooday laba qof oo ah Haweenay da’ah. Wariye Axmed […]
1 Apr 2019
Magaalada Jigjiga waxaa si rasmi ah uga furmay, Shirweynaha 10-aad ee Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomaalida. shirkan oo usbuucyadii lasoo faadhay qabanqaabadiisa laga dareemeyay deegaanka soomaalida ee dalka ethiopia waxaa ka qayb galay Madaxwaynaha deegaanka soomaalida Mustafe Muxumed Cumar,Gudoomiyaha Xisbiga SH.D.S Mudane Axmed Shide iyo xubnaha xisbigaasi oo ka kala yimi Degmooyinka DDS. Arrimaha sida wayn […]
Breaking News1 Apr 2019
Qahira, (HCTV) – Somaliland waxay dabada ka riixaysaa xidhiidh adag oo diblomaasiyadeed iyo mid ganacsi oo ay la yeelato dalka Masar, sida lagu baahiyey Warbaahinta East African Business Week oo uu ka soo xigtay Telefishanka HCTV. Warbixintan ayaa lagu sheegay in Wefti ka socda dawlada Somaliland oo uu horkacayo Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha Dibada […]
1 Apr 2019
Muqdisho -(HCTV) :- Ra’iisal wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali khayrre ayaa markii u horaysay Furay Kal-Fadhiga Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaliya, iyadoo la filayay sidii caadiga ahayd in Madaxwayne Farmaajo uu furo kal-fadhiga Golaha. sheegay in sababta madaxwayne maxamed cadilaahi Farmaajo uu maanta uga qayb gali waayay furitaanka Kal-fadhiga Aqalka Sare ee […]
Breaking News1 Apr 2019
“Nasiib Daro Waxaan U Sheegayaa Bulsho Weynta Reer Somaliland In Labadii Qodoba Aanaan Heshiis Ka Gaadhin, Labadaa qodob oo ahaa………” Hargeysa, (HCTV) – Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay inuu fashilmay isla markaana lagu kala kacay shir maalmihii ugu dambeeyey iyaga iyo xisbiga Kulmiye uga socday magaalada Hargeysa, kaas oo lagaga wadahadlayey qabsoomida doorashada […]
Breaking News31 Mar 2019
Tunis, (HCTV) – Kulan dalalka Jaamacada Carabtu ay ku yeesheen magaalada Tunis ee dalka Tunisia ayaa lagaga dhawaaqay in la horumariyo oo la cusboonaysiiyo samaynta qaran ay Falastiin leedahay, iyo in la cambaareeyo talaabadii dawlada Maraykanku ay Israel ugu aqoonsatay Dhulka ay qabsatay Golan Heights. Shirkan hogaamiyeyaasha dalalka Carabta uga furmay maanta dalka Tunisia oo socon […]
Breaking News31 Mar 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Munaasibad loogu magac daray, (the April to April photo exhibition), ayaa waxa furay Wasiirka Wasiirka dhaqanka iyo dalxiiska ee dalka Ethiopia, Hirut Kassaw, “taas oo qayb ka ah dedaalo ujeedadoodu ay ahayd sanad la sameeyey Isbadal,” sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Xafiiska Raysal Wasaaraha Ethiopia. “Sawiradan la soo bandhigayo […]
Breaking News31 Mar 2019
Breaking News31 Mar 2019
Breaking News31 Mar 2019
Tunis, Tunisia, (HCTV) – Sideed sanadood oo dadku ay ku qaylinayeen ha dhacaan kalidii taliyeyaashu, oo gilgilay Waqooyiga Afrika iyo Bariga Dhexe, ayay kuwo kalena ay ilaa hada dalbanayaan iyagoo sida mawjadaha u sunsumaya wadooyinka qaybo ka mid ah gobolka Carabta. Sudan isku soo baxyo lagaga cabanayo korodhka qiimaha nolosha ayaa bishii December si balaadhan gugu […]
31 Mar 2019
Xoghayaha xidhiidhka carabta iyo arrimaha islaamka ee xisbiga Mucaaradka Waddani, Ambaasadoor Axmed Aadan Dagaal (Safiina) ayaa muujiyay khaladaad uu sheegay inay meel ka dhac ku yihiin hab-raaca diblomaasiyadda ee caalamiga ah oo uu sheegay inuu ku kacay Madaxwaynaha Somaliland mudane Muuse biixi Cabdi, markii uu shalay soo saaray isku shaandhayn tabatay waaxyaha dawladdiisa. Mr.Safiina ayaa […]
Breaking News28 Mar 2019