
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News19 Feb 2019
Breaking News19 Feb 2019
Breaking News14 Feb 2019
Breaking News13 Feb 2019
Breaking News13 Feb 2019
Breaking News1 Feb 2019
Caruusha, February 1, 2019 (HCTV.TV) shirweynaha madaxda adduunka oo maanta ka furmay magaalada Caruusha ee dalka Tanzania ayaa lagu soo bandhigi doonaa warbixin la xidhiidha dalka Somalia oo hore u dalbaday inuu xubin ka noqdo wadamada iskaashiga dhaqaalaha ee bariga Afrika. Shirkani ay iskugu yimaadeen madaxda bariga waxa ka soo qayb galay saddex madaxweyne oo […]
Breaking News30 Jan 2019
Hargeysa, January 30, 2019 (HCTV.TV) Inkasta oo ay khubaradda dunidu sheegtay in dhulku lumiyey in ka badan magnetic field 565 Malaayiin sannadood ka hor, haddana qayb ka mid ah magnadka la yidhaahdo geo-dynamic phenomenon ayuu kaysaday sida ay sheegtay daraasad cusub oo dhawaan la sameeyey (new study). Daraasadani oo lagu baahiyey wargeyska la yidhaahdo Nature Geoscience, […]
30 Jan 2019
Ugu yaraan 28 qof ayaa ku dhimatay labo doonyood oo ku qalibmay xeebaha dalka Jabuuti, sida ay sheegtay laanta Qaramada Midoobey u qaabilsan muhaajiriinta. Qof kamid ah dadka kasoo badbaaday badda ayaa sheegay in 130 qof ay saarnaayeen doomaha, waxaa hadda socotaa howlaha samatabixinta ee lagu raadinayo dadka maqan. Dalka Jabuuti ayaa bilooyinkii lasoo dhaafay […]
30 Jan 2019
Waxaa maanta deggan xaaladda magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida kaddib markii ciidammada militariga ay la wareegeen waddooyinka magaalada Jigjiga. Saraakiisha Dowlad Deegaanka waxay sheegeen in la dejiyay xaaladda isla markaasna magaalada ay hadda xasiloontahay. Rabshadihii shalay ka dhacay Jigjiga waxaa ku dhintay labo qof halka ugu yaraan saddex qof ay ku dhaawacmeen qalalasaaha. Rabshadahii […]
30 Jan 2019
Warbaahinta Fana ee ku hadasha afka dowladda Itoobiya ayaa kusoo warrantay in ciidammada cirka ee dowladda Itoobiya ay duqeyn ku dileen 35 dagaalamayaal oo katirsan ururuka Al Shabaab. Itoobiya ayaa sheegtay in weerarkan uu dhacay 24kii bishan Janaayo. War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda gaashandhigga ayaa sidoo kale lagu sheegay in duqeynta ay socotay […]
30 Jan 2019
Uhuru Kenyatta, ayaa aqalka madaxtooyada kulan kula qaatay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliy Xassan Cali Khayre, oo booqasho rasmi ah ku jooga Kenya. Labada masuul ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin la dagaalka argagaxisada, iskaashiga dhaqaalaha iyo si xoojinta xidhiidhka labada dal. Hassan Cali Khayre ayaa madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo shacabka […]
Breaking News29 Jan 2019
Hargeysa, January 29, 2019 (HCTV.TV) Warbixin falanqayn sharci ah oo laga sameeyey doodda sheegashada Somalia ku sheegato inay talo ku yeelato heshiisyada ay dekedda Berbera ay xukuumadda Somaliland kula gasho dal amaba shirkad shisheeye ayaa muujisay in xukuumadda Somaliland madaxdeedu fursad sharci u siiyeen dawladda Somalia sheegashadeeda, balse aanu jirin sharci caalami ah oo u […]