
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News28 Jan 2019
Kampala/Muqdisho (HCT.TV) Wasaaradda Arrimaha Debada ee Somalia ayaa jawaab kulul ka bixisay weedho uu ku tiraabay madaxweynaha Uganda Yuweri Museveni. Dawladda Somalia waxa ay sheegtay inay gebi ahaanba hakisay xidhiidhkii ay la lahayd Uganda. Sidaana waxa ay ku sheegtay warsaxaafadeed kooban oo ay soo saartay wasaaradda ARrimaha Debada ee Somalia. Warsaxaafadeedkani wuxuu u qornaa sidan […]
Breaking News28 Jan 2019
Harare, January 28, 2019 HCTV.TV) “Somalia subax uun kumay toosin xaaladda ay tahay” sidaa waxa yidhi Wasiirka Beeraha Zimbabwe Perrance Shiri oo la hadlayay dadka dalkiisa, ka dib markii ay ku dhaqaaqeen mudaharaado baahsan oo ay kaga cabanayaan xaaladaha nololeed ee ay la nool yihiin. Hase yeeshee, Wasiir Perrance waxa uu dadka dalkiisa ugu hanjabay […]
Breaking News28 Jan 2019
Hargeysa, January 29, 2019 (HCTV.TV) Ugu yaraan 28 ka mid ah caruurta Derbi Jiifka ee magaalada Hargeysa ayaa xabsiga loo taxaabay ka dib markii ay mudaharaad cabasho ah ku tageen xarunta Wasaaradda Shaqadda, Qoyska iyo Arrimaha Bulshada saaka arroortii, iyaga oo ka cabanaya darxumo haysata. Hase yeeshee, sida ay wararku sheegeen, markii ay carruurtani tageen […]
Breaking News27 Jan 2019
. “{saldhig UK ku yeelato Berbera waxa xaqiiq ah inay ka horiman doonto dawladda Farmaajo ee Muqdisho” warbixin Baarlamaanka UK London, January 27, 2019 (HCT.TV) “waxaanu ka taageeraynaa Somaliland gaadhista qorshaheeda horumarineed” Sidaa waxa lagu yidhi warbixintii sannadlaha ahayd ee ay Baarlamaanka dalka UK ka soo saareen xaaladda dalkii la isku odhan jirey Jamhuuriyadii Soomaaliyeed […]
Breaking News26 Jan 2019
Breaking News25 Jan 2019
Addis Ababa, January 25, 2019 (HCTV.TV) Jabhad ay leeyihiin qawmiyadda Canfarta ee dalka Eritrea, balse xarunteedu tahay dalka Ethiopia ayaa ku hawlan inay isbedel ku samayso khariidada Geeska AFrika. Jabhadani oo magaceeda la yidhaahdo RSADO waxa ay la dagaalantaa dawladda Eritrea, waxaanay doonaysaa in ay wadan cusub ka samayso dhulka ay degaan qawmiyadda Canfarta ee […]
Breaking News24 Jan 2019
Muqdisho, January 24, 2019 (HCTV.TV) Dawladda federaalka ah ee Somalia ayaa gashay in ka badan 38 heshiis oo kala duwan intii u dhaxaysay 2014-2018. Kuwaasi oo qaar badan oo ka mid ah ay joojisay amaba ay dalbatay in dib looga wada xaajoodo. sida ay baahisay Wasaaradda Maaliyaddda Somalia, heshiisyadani qaar waa lagu noqonayaa qaar way […]
Breaking News23 Jan 2019
Hargeysa, January 23, 2019 (HCTV.TV) Hay’adda Shaqaalaha Adduunka ee ILO ayaa la sheegay in gebi ahaanba laga joojiyey hawlihii shaqo ee ay ka waday dalka ka dib markii khilaaf soo kala dhexgalay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada. Inkasta oo aanay Wasaaradda iyo hay’adda midkoodna ka hadal khilaafkani, haddana sida ay Horn Cable u sheegeen qaar […]
Breaking News23 Jan 2019
Breaking News23 Jan 2019
Breaking News23 Jan 2019
Breaking News21 Jan 2019
Hargeysa, January 21, 2019 (HCTV.TV) Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta meel mariyay qaraar ay muddada ugu kordhinayaan golaha wakiiladda Somaliland muddo 9 bilood ah (halkani ka daawo codaynta muddo kordhinta https://www.youtube.com/watch?v=XYkpDmqeH1E). Muddo kordhintani waxay ku soo beegantay waqti ay xisbiyadda siyaasadda Somaliland ku kala qaybsameen kalsoonida guddida doorashooyinka Somaliland ka dib markii xisbiga mucaaradka ah […]