
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News18 Aug 2024
Oog (hctv.tv)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidanka qaranka Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga gobollada Bariga dalka, ayaa maanta boogasho ku tegay taliska ciidanka qaranka ee deegaanka Oog ee gobolka Sool.
Breaking News18 Aug 2024
Oog (hctv.tv)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna taliyaha guud ee ciidanka qaranka Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga gobollada Bariga dalka, ayaa maanta boogasho ku tegay taliska ciidanka qaranka ee deegaanka Oog ee gobolka Sool. Madaxweynaha waxa halkaas ku soo dhaweeyey taliyaha ciidanka qaranka, Sarreeye gaas Nuux Ismaaciil Taani, waxana uu salaam Sharaf […]
Breaking News17 Aug 2024
Hargeysa (hctv.tv) Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo maanta hadal ka jeediyey furitaanka Kalfadhiga Golaha Guurtida Somaliland ayaa ka hadlay arimo ay kamid Nabadgalyada, Doorashooyinka Somaliland kusoo socda iyo Sidoo kale Wasiir Siciid Sulub oo dhawaan damcay inay Golaha kusoo galo si qar iska xoornimo ah isagoo ka hadlayana Gudoomiyuhu wuxu yidhi “Arinta […]
Breaking News17 Aug 2024
Burco (hctv.tv) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka hadlayay Qalinjabinta Ardayda Jaamacada Burco ayaa Dhaliilo culus u jeediyey Dawlada Turkiga uu sheegay inay Somaliland u la dagaallamayso kadib markii ay ku fashilntay rabitaankiisii ahaa in uu mideeyo Somaliland iyo Somalia. Sidoo kale Madaxweyne Biixi ayaa ka hadlay Ciidamada Masaarida ah ee imanaya […]
Breaking News17 Aug 2024
Muqdisho (hctv.tv) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa khudbad uu caawa jediyey oo warbaahinta Dawladu baahisay kaga hadlay xaaladda dalka, duruufaha ku xeeran dhallinyarada Soomaaliyeed, canshuuraha, iyo qorshaha dowladda ee difaaca madaxbannaanida iyo qarannimada dalkeenna. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale ka hadlay khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya isagoo sheegay in Itoobiya diiday inay […]
Breaking News14 Aug 2024
Burco (hctv.tv) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo ku sugan magaalo madaxda Gobolka Togdheer ayaa saaka kormeer, xadhig-kajar iyo dhagax-dhig ku sameeyey qaar kamida mashaariicda horumarineed ee laga fuliyey magaalada burco. Madaxweynaha ayaa ugu horayn xarunta Wakaalada biyaha Burco warbixin kaga dhegaystay Maareeyaha Wakaalada biyaha Burco Sakariye Maxamed Ismaaciil […]
Breaking News14 Aug 2024
Sida lagu faahfaahiyey war lagu baahiyey Boga Madaxtooyada Soomaaliya. Qaahira (hctv.tv) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Masar, Mudane Cabdulfataax Al-Siisi. Shirka, oo ka dhacay magaalada Qaahira, ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiirro ka tirsan labada dowladood, kuwaas oo qeyb ka ahaa wada-xaajoodyadii lagu gaari […]
Breaking News13 Aug 2024
Hargeysa (hctv.tv) Xukuumadda Jamhuuriyadda #Somaliland, ayaa sheegtay inay sii wadayso fulinta heshiiska isfahan ee dhex maray Itoobiya. Sidaasna waxa lagu bayaamiyay warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland oo ay soo turjuntay wakaaladda wararka ee SOLNA, waxana lagu sheegay inay Jamhuuriyadda Somaliland ay fulinayso hirgelinta heshiiska isfaham ee ay wadagaleen Itoobiya. Wasaaradda arrimaha dibaddu […]
Breaking News13 Aug 2024
Ankara (hctv.tv) Diblomaasiyiinta Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku guul darreystay inay heshiis gaaraan, kaddib wadahadallo dadban oo labo maalmood uga socday dalka Turkiga, gaar ahaan dhinaca xeebta ee Itoobiya, sida ay VOA u sheegeen laba sarkaal oo magacooda qariyay. Wadahadallada ayaa diiradda lagu saaray khilaaf u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya oo ku saabsan is-afgarad, ama […]
Breaking News13 Aug 2024
Burco (hctv.tv) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey, ayaa maanta gaadhay magaalada Burco, waxana halkaas si ballaadhan ugu soo dhaweeyey dadweynaha halkaas ku dhaqan.
Breaking News9 Aug 2024
Ankara (hctv.tv) Xiisada ayaa cirka isku sii shareertay markii Itoobiya ogolaatay in 20km (12 mayl) oo xeeb ah laga kireeyo Somaliland si ay u aqoonsato madax-banaanideeda. Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku kulmi doona Ankara toddobaadka soo socda si ay uga wada hadlaan khilaafka ka dhashay heshiiska dekedda ee Itoobiya ay la […]
Breaking News9 Aug 2024
Muqdisho (hctv.tv) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Jimacaha kaga hadlay dardargalinta dagaalka Khawaarijta looga ciribtirayo deegaannada kooban ee ay kaga harsan yihiin dalka, kororka dhaqaalaha iyo hirgelintahirgelinta qorshaha Dimuquraadiyeynta iyo hanaanka doorashooyinka dalka.