
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News9 Aug 2024
Hargeysa (hctv.tv) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Maareeyihii Wakaaladda Madbacadda Qaranka. Waxaanay u dhignaayeen Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Ujeeddo: Xil Ka-qaadis. Ku: Maxamuud Raage Ibraahim Maareeyihii Wakaaladda Madbacadda Qaranka Mudane, Sida aad la socoto, xilka Qaranka ayey sunnihiisa tahay in uu meerto noqdo, oo hadba loo […]
Breaking News8 Aug 2024
Muqdisho (hctv.tv) Golaha Wasiirrada ayaa maanta ansixiyey, Xeerka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda oo lagu hagayo hannaanka doorashooyinka dalka Afhayeenka Xukuumadda, Farhan Jimale ayaa akhrinaya muhiimada ay shacabka Soomaaliyeed u leeyihiin xeerarka maanta goluhu ansixiyey.
Breaking News8 Aug 2024
Hargeysa (hctv.tv) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa safar ku tagay Magaalada Qorilugad halkaasi oo uu ku booqday ciidamada difaaca deegaanadaasi.
Breaking News7 Aug 2024
Hargeysa (hctv.tv) Guddida Ilaalinta Iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada oo soo saartay Go’aan lagu Ilaalinaayo Hantida Qaranka Xilligan Kala Guurka ah, War saxaafadeedkan waxa ku sexeexnaa Gudoomiyaha Guddida Xildhibaan Maxamed Jaamac Liibaan.
Breaking News5 Aug 2024
Muqdisho (hctv.tv) Duqa Magaalada Muqdisho oo ay wehelinayaan xubno Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ah ayaa kala qeybgalay boqolaal shacbiga Muqdisho banana bax ay kaga soo horjeedaan qaraxii xeebta liido ee ay ku dhinteen in ka badan 30 qof tiro kale ku dhaawantay. Abdikarim Saed Salah HCTV, Hargeysa
Breaking News5 Aug 2024
Hargeysa (hctv.tv) Mareeyaha Wakaalada biyaha Hargeysa Maxamed Cali Daarood ayaa shaaciyey in ay maanta tijaabiyeen keydadka kala duwan ee Magaalada Hargeysa ay ka hirgalisay Wakaalada biyuhu kuwaasi oo biyaha lagu soo furay todobaadkan. Abdikarim Saed Salah Hargeysa Somaliland
Breaking News4 Aug 2024
Burco (hctv.tv) Daawo: Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Xasan Maxamed Cali gaafaadhi iyo wefti uu hogaaminayo ayaa gaadhay magaalada Burco waxaanu kormeeray Cusbitaalka weyn ee Magaalada Burco.
Breaking News4 Aug 2024
Kismaayo (hctv.tv) Daawo Booliska Jubbaland oo bilaabay howlgal lagu baacsanayo joojinta xirashada indhashareerka
Breaking News4 Aug 2024
Hargeysa (hctv.tv) Daawo: Muxuu yahay heshiiska ay wadda galeen Xisbiga Waddani iyo Urur Siyaasadeedka Kaah.
Breaking News24 Nov 2022
Shan Qof Oo Rayid Ah Ayaa Ku Dhintay Weerar Gantaal Oo Salaasadii Ka Dhacay Azaz, Xilli Turkiga Iyo Ypg Ay Weerrarada Is Dhaafsanayaan “Waxa uu u guuray Azaz sababtoo ah waxay ahayd aag nabdoon, oo ka fog weerarrada nidaamka Suuriya iyo Ruushka,” mid ka mid ah xubnaha qoyska al-Najjar, oo aan doonayn in magaciisa la […]
Breaking News22 Nov 2022
Shaqaalaha gurmadka ee Indonesia ayaa u ordayay sidii ay u gaarsiin lahaayeen dadka weli ku go’doonsan burburka maalin kadib markii dhul gariir uu burburiyay magaalo ku taal Galbeedka Java, halkaasi oo ay ku dhinteen tobanaan qof, boqolaalna ay ku dhaawacmeen kadib markii dhismayaal ay dumeen. Dedi Prasetyo, oo ah afhayeenka booliiska, ayaa u sheegay wakaalada […]
Breaking News19 Nov 2022
Ninkan oo lagu magacaabo Raymond Flanks ayaa xabsiga laga sii daayay Khamiistii lasoo dhaafay ka dib markii uu 39 sano ku qaatay dil, 1983, Raymond Flanks ayaa la xiray ka dib markii lagu eedeeyay inuu dilay nin lagu magacaabo Martin Carnesi. Xaaska ninka la dilay ayaa sheegtay in ruuxa dilay Martin Carnesi uu watay gaari […]